Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Caasimada Burundi ee Bujumbura oo xaaladeeda sii xumaanaysa”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Caasimada Burundi ee Bujumbura oo xaaladeeda sii xumaanaysa”Sawirro”

Soldiers stand behind a barricade during demonstrations by protesters against the ruling CNDD-FDD party's decision to allow Burundian President Pierre Nkurunziza to run for a third five-year term in office, in Bujumbura, May 7, 2015. Protesters were back on the streets of Burundi's capital on Thursday and one person was killed after President Pierre Nkurunziza told demonstrators to halt rallies against his third term bid, promising to make it his last if he wins. Opponents say the president, who has been in office since the end of an ethnically fuelled civil war in 2005, is violating the peace deal and constitution by seeking a new five-year term. REUTERS/Jean Pierre Aime Harerimana

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Inta la og yahay 7 qof ayaa ku geeriyoodeen weerar lagu qaaday goobo milatari oo ku yaalla duleedka magaalada Bujumbura ee caasimadda dalka Burundi.

Rasaas is-weydaarsi iyo qaraxyo ayaa laga maqlay bannaanka caasimadda dalka Burundi saacadii hore ee maanta, kadib markii mintidiin ay weerareen laba saldhig oo milatari.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Afhayeen u haddlay Dowladda ayaa sheegay in Kooxda weerarka soo qaaday uu damacoodu ahaa in ay la baxaan Maxaabiis ku jirtay Xarumaha ay weerareen hase ahaate aaney u suurtagalin sida uu hadalka u dhigay.

Burundi ayaa madaxa la gashay xasarado bishii April, markii madaxweynaha dalkaas uu ku dhawaaqay inuu is-sharxi doono markii saddexaad. Dadka isaga kasoo horjeeda ayaa ku eedeeyey inuu ku xadgudbayo dastuurka dalka oo dhigaya in laba mar ka badan uusan xilka dalka qaban karin, iyo sidii kale heshiiskii lagu soo geba gebeeyey dagaalkii sokeeye ee dalkaas oo socday 12 sano.

QM ayaa sheegtay in rabshado dhacay tan iyo markaas ay dileen 240 qof, ayna ku qasbeen 200,000 oo reer Burundi ah inay dalkooda ka barakacaan.

11 22 33

Soldiers stand behind a barricade during demonstrations by protesters against the ruling CNDD-FDD party's decision to allow Burundian President Pierre Nkurunziza to run for a third five-year term in office, in Bujumbura, May 7, 2015. Protesters were back on the streets of Burundi's capital on Thursday and one person was killed after President Pierre Nkurunziza told demonstrators to halt rallies against his third term bid, promising to make it his last if he wins. Opponents say the president, who has been in office since the end of an ethnically fuelled civil war in 2005, is violating the peace deal and constitution by seeking a new five-year term. REUTERS/Jean Pierre Aime Harerimana

111

55 66

Previous Post

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya iyo Kan Puntaland oo Beeniyay in Dhaawacyadii Gaalkacyo laga keenay lakala faquuqay” Sawirro”

Next Post

Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In