Monday, March 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ganacsatada oo loogu baaqay inay ka qeyb qaataan dib u dhiska xarumaha danta guud

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Xoojinta amniga degmada Xamarweyne oo laga shiray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururka dhaq dhaqaaqa iskaashatooyinka Soomaaliyeed  ayaa  qalab dhismo  oo shamiindo ah  ku wareejiyay  taliyaha   Saldhigga  booliska Degmada  Kaaraan ee gobolka  Banaadir, halkaasi oo ay  ka  socoto  howlo dib u dayactir oo  lagu sameynayo saldhigga.

Guddoomiyaha  dhaq dhaqaaqa iskaashatooyinka  gobolka banaadir  Daahir Maxamuud Dirir oo ka hadlay goobta ayaa  sheegay in  ay sii wadi doonaan howlaha  looga qeyb qaadanayo dib u dayactirka lagu sameynayo xarumaha danta guud ee qeybta ka ah dalkaaga dhiso.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026

Guddoomiyaha ururka dhaq dhaqaaqa iskaashatooyinka  Soomaaliyeed  Maxamed Abuukar Afrax  ayaa  tilmaamay in  dhankooda ay diyaar u yihiin  in ay  gacan ka geystaan  dib u dhiska dalka.

Taliyaha  saldhigga  booliska Degma Kaaraan Dhame   Cabdifataax  Xasan  ayaa ka  mahad celiyay deeqda ay soo gaarsiiyee ururka dhaq dhaqaaqa iskaashatooyinka Soomaaliyeed , isagoo xusya in ay ku soo beegantahay xilli haboon, ayna ku dhisayaan saldhigga.

Guddoomiyaha Degmada Kaaraan ee  Gobolka Banaadir  Cabdifataax Nuur Cali  ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay  ka qeyb qaataan dib u dhiska dalkooda, isla markaana ay qalab dhismo soo gaarsiiyaan meelaha danta guud ee dib u dhiska lagu samaynayo.

Previous Post

Saameynta ay Xagjirnimadu ku Yeelato Bulshada-DHAGAYSO

Next Post

Baarlamaanka oo meel mariyay sharciga Iibka Qaranka

Next Post

Baarlamaanka oo meel mariyay sharciga Iibka Qaranka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
0

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In