Sunday, July 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haweeneydi ugu horeysay oo ku guuleysatay doorashooyinka dowladaha hoose ee dalka Sucuudiga

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Haweeneydi ugu horeysay oo ku guuleysatay doorashooyinka dowladaha hoose ee dalka Sucuudiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Salma bint Hizab al-Oteibi ayaa noqotay  haweeneydii ugu horeeysay ee ku guuleystay doorashooyinka dowladaha hoose ee dalka Sacuudi Carabiya, kadib markii Boqortooyada Sacuudiga ay qaadday xayiraaddii muddo dheer saarneyd haweenka dalkaasi taasoo u diideeysay haweenka iney qabtaan wax xil ah.

Haweeneyda lagu magacaabo Salma bint Hizab al-Oteibi ayaa ku guuleysatay kursiga golaha deegaanka Gobolka Maka. waxeyna ka guuleysatay todobo musharax oo raga iyo qof dumar ah oo u taagnaa doorashada golaha deegaanka ee gobolka Maka.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

July 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

July 25, 2026

Arrintan ayaa timid kaddib markii Boqortooyada Sacuudiga ay is bedelo ku sameysay nidaamka boqortooyo, waxaana haweenka loo ogolaaday inay xubno ka noqdaan dowladda.

Illaa 978 haween ayaa isu diiwaan geliyay inay musharax noqdaan, halka 5,978 ay yihiin musharixiin rag ah, waana Doorashadi ugu horeysay ee loogu ogolaado haweenka Sucuudiga inay codeeyaan  islamarkaana ay musharaxiin noqon karaan.

Previous Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha: “Madasha Wadatashiga Qaran waa fursad ay shacabka ku go’aaminayaan mustaqbalkooda siyaasadeed’’+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha: “Madasha Wadatashiga Qaran waa fursad ay shacabka ku go’aaminayaan mustaqbalkooda siyaasadeed’’+Sawirro

Madaxweynaha: “Madasha Wadatashiga Qaran waa fursad ay shacabka ku go’aaminayaan mustaqbalkooda siyaasadeed’’+Sawirro

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

July 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska Xero Maslax ee...

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

July 25, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Caalamiga...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

July 25, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Bandhigtay Waxqabadka Afarta Sano ee Diblomaasiyadda Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Bandhigtay Waxqabadka Afarta Sano ee Diblomaasiyadda Soomaaliya

July 25, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In