Wednesday, April 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururrada bulshada rayidka ah oo soo dhaweeyay qo’aannadii ka soo baxay shirkii wada tashiga

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ururrada bulshada rayidka ah oo soo dhaweeyay qo’aannadii ka soo baxay shirkii wada tashiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururrada bulshada rayidka ah ayaa si diirran usoo dhaweeyay go’aannadii ka soo baxay shirkii wadatashiga ahaa ee dhawaan lagu soo gebagebeeyay Muqdisho.

C/llaaha Maxamed Shirwac oo ka mid ah mas’uuliyiinta ururrada bulshada rayidka ah islamarkaana wareeysi siiyay Radio Muqdisho ayaa soo dhaweeyay qodobada ka soo baxay shirkii wadatashiga aha ee Afartii maalmood ee la soo dhaafay ka soconayay magaalada Muqdisho.

Related posts

MARWADA MADAXWEYNAHA JFS OO DEEGAANKA JAZIIRA  QADO UGU SAMEEYSAY  CARRUUR AGOON AH OO AY GACANTA KU HAYSO

MARWADA MADAXWEYNAHA JFS OO DEEGAANKA JAZIIRA QADO UGU SAMEEYSAY CARRUUR AGOON AH OO AY GACANTA KU HAYSO

April 28, 2026
Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

April 28, 2026

Wuxuu wax lagu farxo ku tilmaamay in shirarka looga tashanayo aayaha dalkeena ay ka dhacaan gudaha dalkeena, islamarkaana laga qeybgelsho qeybaha bulshada, isagoo rajo wanaagsan ka muujiyay in go’aannada ka soo baxay shirkaasi ay noqon doonaan kuwo dhaqan gala.

Dhinaca kale qeybaha bulshada ee ku nool magaalada Dhuusamareeb ayaa iyaguna soo dhaweeyay go’aanada ka soo baxay shirki wadatashiga ahaa ee dhawaan lagu soo gebagebeeyay magaalada Muqdisho.

Xubno ka tirsan bulshada rayidka ah ee dhaqan Dhuusmareeb oo la hadlay Radiyo Muqdisho ayaa muujiyay sida ay ula dhacsanyihiin qodobada ka soo baxay shirkaasi, iyagoo dowladda federaalka ku amaanay qorshayaasha wadatashiga ah eeay ku dooneyso iney ku dhageysato talooyinka iyo  afkaarta bulshada eek u wajahan doorashada 2016-ka.

Previous Post

Cudurka Daacuunka oo ka dillaacay xeryaha qaxootiga Dhadhaab

Next Post

Madaxweynaha iyo Wakiilka Midowga Afrika oo ka wadahadley xoojinta iyo tayeynta wadashaqeynta AMISOM iyo Soomaaliya+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha iyo Wakiilka Midowga Afrika oo ka wadahadley xoojinta iyo tayeynta wadashaqeynta AMISOM iyo Soomaaliya+Sawirro

Madaxweynaha iyo Wakiilka Midowga Afrika oo ka wadahadley xoojinta iyo tayeynta wadashaqeynta AMISOM iyo Soomaaliya+Sawirro

MARWADA MADAXWEYNAHA JFS OO DEEGAANKA JAZIIRA  QADO UGU SAMEEYSAY  CARRUUR AGOON AH OO AY GACANTA KU HAYSO

MARWADA MADAXWEYNAHA JFS OO DEEGAANKA JAZIIRA QADO UGU SAMEEYSAY CARRUUR AGOON AH OO AY GACANTA KU HAYSO

April 28, 2026
0

Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqasho ku tagtay deegaanka Jaziira, halkaas oo ay qado ugu...

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

April 28, 2026
0

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

April 28, 2026
0

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

April 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In