Thursday, March 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay jidka Maka Al-mukarama

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Xildhibaano Guddoonka Barlamaanka U Gudbiyay Soo Jeedin Lagu Laalayo Mooshin ay Horay M.weynaha Uga Keeneen Xilibanno Kale oo Baarlaanka ka tirsan+Dhageyso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacya wadada Maka Al-Mukaraka, kaasi oo loo maleynayo in uu yahay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo la dhiga jidka hareerahiisa.

Qarax ayaa ka dhacay aga gaarka Shineemo Soomaali ee degmada Waaberi,waxaana loo maleynayaa in uu ahaa gaari jidka la soo dhigay oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026

Wararka qaar ayaa tilmaamaya in qaraxa ka hor jidka ay ka dhaceen rasaas aan la ogeyn cidda lagu bartilmaameedsanayay, hayeeshee markii ay ciidanka booliska ee saldhiga degmada Waaberi u soo gurmadeen goobta ay rasaasta ka dhcay uu qaraxa ka dhacay jidka, kaasi oo la tilmaamay in uu ahaa mid horey goobta u yiilay, isla markaana sababay dhimasho iyo dhaawac.

Saraakisha ciidanka amniga oo goobta soo gaaray ayaa wada baaritaanno ku aadan sidii ay ku ogaan lahayeen qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay goobta uu qaraxu ka dhacay.

Wixii ku soo kordha waan idin so gudbin doonaa Insha Allah 

Previous Post

Tababbar ku saabsan ka hortagga xaalufinta dhirta oo lagu qabtay Balanbale

Next Post

Dhallinyaro u istaagay sidii wax loogu qaban lahaa naafada Xoogga dalka ee Martini

Next Post
Dhallinyaro u istaagay sidii wax loogu qaban lahaa naafada Xoogga dalka ee Martini

Dhallinyaro u istaagay sidii wax loogu qaban lahaa naafada Xoogga dalka ee Martini

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In