Tuesday, August 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhallinyaro u istaagay sidii wax loogu qaban lahaa naafada Xoogga dalka ee Martini

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Dhallinyaro u istaagay sidii wax loogu qaban lahaa naafada Xoogga dalka ee Martini
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Fanaanka Farxaan Muuse Cige (Farxaan xidig) oo ka mid ah fanaaniinta Soomaaliyeed ee dalka dibadiisa ku dhaqan ayaa sheegay in isaga iyo koox kale oo ka tirsan dhalinyaro ku nool dibadda ay wadaan taburacaad ku aadan sidii wax loogu qaban lahaa ciidanka naafada xooga dalka ee ku jira isbitaalka Martini, xariga fanaanad caan ah oo ku jirta xabsi ku yaala dalka Turkiga iyo dadka kale ee gudaha dalka ku tabaaleysan.

Farxaan xidig oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ujeedka ay mashruucan uruurrinta kaalmada dhaqaale ay tahay sidii ay ilgaar ah ugu eegi lahaayeen xaaladaha ay ku noolyihiin ciidanka naafada Martini, waxaana uu intaa ku daray in dhalinyarada howshan wada ay kala joogaan dalalka Mareykanka, Canada iyo inta badan kuwa ku nool Qaaradda Yurub.

Related posts

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

August 10, 2026
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

August 10, 2026

Fanaanka oo ka hadlayay xariga fanaanadda Qamar Cabdullaahi Harawo oo ka mid ah fanaaniinta Hobollada Waaberi ayaa sheegay in lagu qabtay kiis aysan shaqo ku lahayn oo uu sheegay inay tahay mid lagu shirqoolay, laguna xakumay afar sano oo xarig ah, waxaana uu madaxda dowladda ka codsaday in xabsiga laga sii daayo fanaanadda Qamar, maadaama ay ay Qaranka Soomaaliyeed wax badan u soo qabatay.

Farxaan Muuse Cige (Farxaan xidig) ayaa ugu dambeyn baaq u diray bulshada Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan inay isu gurmadaan.

Tallaabadani ay dhalinta Qurbo joogta ah ee ay isu taageen ayaa ah mid looguu gurmanayo dadka tabaaleysan, waxaana fanaanadda Qamar Cabdullaahi Harawo oo ku xiran dalka Turkiga u ololeynaya in la sii daayo dad badan oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo ka dambqaday dhibta ay ku jirto fanaanadda.

Previous Post

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay jidka Maka Al-mukarama

Next Post

Xafiiska ka hortagga xadgudubyada ka dhanka ah dumarka oo laga hirgeliyay taliska booliska “SAWIRRO”

Next Post
Xafiiska ka hortagga xadgudubyada ka dhanka ah dumarka oo laga hirgeliyay taliska booliska “SAWIRRO”

Xafiiska ka hortagga xadgudubyada ka dhanka ah dumarka oo laga hirgeliyay taliska booliska "SAWIRRO"

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

August 10, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa kulan xogsiin ah la qaatay xubnaha beesha...

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

August 10, 2026
0

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), ayaa maanta Dekedda Muqdisho ku soo dhaweeyay Shirkada Marina Seafood...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

August 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Cabdulqaadir Maxamed...

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday ansixinta qorshe-hawleedka Golaha iyo Guddiyada Aqalka Sare

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday ansixinta qorshe-hawleedka Golaha iyo Guddiyada Aqalka Sare

August 10, 2026
0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In