Friday, July 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu taageerayay gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan oo lagu qabtay Buulobarde

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Yuusuf Daba-geed: waxaan ku balanay Odayaasha labada dhinac in la kala qaado Maleeshiyaadkii Dagaalamay”Dhagayso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan lagu taageerayay gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan ayaa maanta lagu qabtay degmada Buulo Barde ee gobolka Hiiraan.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiinta maamulka degmada Buulobarde, odayaasha dhaqanka. Culumaa’udiinka iyo madaxda bulshada ayaa lagu taageeray gudoomiyaha cusub ee madaxweynuhu u magacaabay gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar “Dabageed”.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026

Dhinaca kale kulanka ayaa lagu soo dhaweeyay in magaalada Buulo Barde ay noqoto caasimadda maamulka la filayo in dhawaan loo sameeyo gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Gudoomiyaha degmada Buulobarde mudane C/casiis Cabdullaahi Cabdi Duuroow oo kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay in dadka ku dhaqan Buulaay ay aad u soo dhaweeynayaan  in Buulo Barde ay noqoto caasimadda maamulka gobollada Hiiraan Sh/Dhexe.

Sidoo kale wuxuu soo dhaweeyay  in Yuusuf Axmed hagar “Dabageed” loo magacaabay gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan, isagoo tilmaamay in uu yahay nin lah aqoon iyo karti hogaamineed.

Previous Post

Daawo Sawirrada: Sida quruxda badan ee madaxweynaha loogu soo dhaweeyay Beledweyne

Next Post

Dibadbax balaaran oo maanta ka dhacay Jowhar+Sawirro

Next Post
Dibadbax balaaran oo maanta ka dhacay Jowhar+Sawirro

Dibadbax balaaran oo maanta ka dhacay Jowhar+Sawirro

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

Golaha Wasiirrada XFS, oo ansixiyay ergeyga Soomaaliya ee (OIC) iyo dalacsiinta Danjirayaal cusub

Golaha Wasiirrada XFS, oo ansixiyay ergeyga Soomaaliya ee (OIC) iyo dalacsiinta Danjirayaal cusub

July 30, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS, ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee magacaabista ergeyga Soomaaliya ee...

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

July 30, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda kaga qayb galay Shirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In