Sunday, May 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo caawa ku hoyanaya magaaladda Beledweyn+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo caawa ku hoyanaya magaaladda Beledweyn+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka kooban labad gole ee Dowladda federaalka ayaa manta soo gaaray magaaladda Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan.

Masuuliyiinta Maamulka gobolka Hiiraan, Odayaasha gobolka iyo qaar ka mid ah dadweynaha magaaladda ayaa madaxweynaha ku soo dhaweeyey garoonka diyaaraddaha ee magaalada Beledweyn islamarkaana Madaxweynaha kulan kula qaatay gudaha magaaladda odayaal dhaqameedka iyo ururada bulshadda.

Related posts

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026

Madaxweynaha oo ka hadlay kulanka ayaa sheegay in ujeedda isaga iyo wafdigiisu u yimaadeen magaaladda Beledweyn inay tahay u kuur-gelida xaaladahii ugu dambeeyey ee magaaladda Beledweyn iyo latashiyo uu la yeelan doono bulshadda gobolka.

“ Waxaan rabaaa in aan aad iyo aad ugu mahad-celiyo odayaasha dhaqanka ee ku baxay xalinta khilaafkii dadka walaalaha ah ku dhaxmaray magaaladda Beledweyn , gacanna ku siiyey dowladda federaalka in heshiis laga gaaro colaadii dhacday” ayuu yiri Madaxwynaha,

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa yiri” Waxaan kaloo rabaa in qofkii qof dila aanan la dhihin heer hebel ayaa heer hebel dilay hayeeshee la yiraahdo gacan ku dhiigle hebel ayaa dilay qof hebel , dowladdana gacanta ayey ku soo dhigi goontaa.

Ugu dambeyntii, madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya oo caawa ku hoyanaya magaaladda Beledweyn ayaa kulamo gaar gaar ah la leh Maamulka gobolka iyo kan degmadda Beledweyn , siyaasiyiinta, waxgaradka, odayaasha dhaqanka iyo bulshadda qeybaheeda kala duwan.

0d5bc7f2-039a-4e39-b6af-a7f9526e9280 1a54f096-e44c-46d2-9298-90480a919329 54b84408-5b5d-4e6a-9a11-dc84910ad9e8 0909c264-b041-4259-9dbc-62d8c0381d32 129539e4-d514-4398-8a2d-112b38fb5d3a

Previous Post

Dibadbax balaaran oo maanta ka dhacay Jowhar+Sawirro

Next Post

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In