Wednesday, February 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh: way adagtahay in si fudud loo dhiso maamul haddii aanan la helin kaalinta shacabka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo Tacsi u direy Shacabka Sacuudiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada Baladweyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan kulamo kula leh Maamulka Gobolka iyo Odayaasha Dhaqanka.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa la kulmay Odayaasha Dhaqanka iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada, iyagoo kala hadlay xoojinta nabadda iyo dar-Dar galinta Dhismaha Maamulka Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Related posts

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026

Dhanka kale Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shacabka Gobolka Hiiraan u sheegay in ay adag tahay in si fudud loo sameeyo maamul ay dadku u Dhanyihiin hadaanan la helin shacabka Gobolka hiiraan kaalintooda.

Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar {Dabageed} ayaa sheegay dhankiisa in uu ka shaqayn doono nabadeenta Gobolka iyo Xoojinta Maamulka  loo dhisayo Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Muddo kooban ayay joogi doonaan Wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Magaalada Baladweyn ee Xarunta gobolka Hiiraan.

Xaladda Guud ee Magaalada Baladweyn ayaa lagu soo warramayaa inay daggan tahay isla markaana waddooyinka muhiimka ah ee Magaalada la dhigay Ciidamo si gaarka u adkeeya ammaanka.

 

 

 

 

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasiir Odawaa oo sheegay in Dowladdu ay diyaar u tahay dhameystirka Maamulka gobollada hiiraan iyo Shabeellaha dhexe

Next Post
Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Khudbad Ka Jeediyay Xaflada Caleema Saarka Ee Cadaado Uguna Baaqay Madaxda Dalka In Ay Ka Shaqeeyaan Sii Deynta Maxamed Cabdullaahi Aadan {Tiiceey}

Wasiir Odawaa oo sheegay in Dowladdu ay diyaar u tahay dhameystirka Maamulka gobollada hiiraan iyo Shabeellaha dhexe

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa gudbiyay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsigiisa....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay howlwadeennada iyo shaqaalaha Xafiiska...

Danjire Faysal oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxweynaha Singapore

Danjire Faysal oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxweynaha Singapore

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Indonesia ahna Safiirka aan daganeen ee u qaabilsan Jamhuuriyadda Singapore, Danjire Dr. Faysal...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda oo ku baaqday xoojinta habraacyada amniga gaadiidka

February 25, 2026
0

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo shacabka Soomaaliyeed ku bogaadisay u hoggaansanaanta awaamiirta hay’adaha amniga iyo ku gacan-siinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In