Sunday, June 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha gobolka “Annagu dad Islaam ah ayaan nahay, cid xusi karta ma jirto cidda Kirismaska” Dhageyso

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Shir ku saabsan wacyi gelinta bulshada oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobolka Benaadir ayaa maanta ka digay in la xuso ciidda kirismaskta, iyadoo ciddi lagu hela ay sheegeen in sharciga lala tiigsan doono.

Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo ka hadlayay shir ku saabsan xoojinta wacyigelinta bulshada ayaa tilmaamay in caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho aan lagu qaban Karin xuska ciidda Kirismaska, waxaaana uu ka digay in ciddii lagu hela laga qaadi doono tallaabo sharciga waafaqsan.

“Annagu dad Islaam ah ayaan nahay, ciidaha Islaamka waan naqaan, ciidaha aan leenahay ayaan ilaashaneynaa, marka ciidaha kale cidda iska leh ayay u taala, waayo kirismaska anagu ma aqoonsanin, waxaan rabnaa in aan lagu xadgudbin waxyaabaha diinteena iyo caqiidadeena wax u dhimaya” ayuu yiri Guddoomiyaha gobolka oo hadalkiisa ku daray “Marka aan dadnimadeena ilaalino, oo aan diinteena Ilaalino, oo aan dowladnimadeena ilaalino ayaa karaamadeena soo noqoneysaa, laakiin haddii aan intaas ka leexano karaamadeena way lumeysaa”.

Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Guddoomiyaha Gobolka ayaa shacabka ka codsaday mar uu ka hadlayay dhanka wacyigelinta in ay la shaqeeyaan hay’adaha ammaanka, isla markaana ay mas’uuliyad iska saaraan dib u soo celinta bilicdii ay lahayd caasimadda oo ay ka shaqeeyaan nadaafada magaalada.

Halkan ka dhageyso Khudbada duqa magaalada Muqdisho 

Related posts

Wafdi heer sare ah oo ka socda Aqalka Sare oo ka qeyb galay Shirweynaha 8-aad ee Baarlamaanka Carabta

Wafdi heer sare ah oo ka socda Aqalka Sare oo ka qeyb galay Shirweynaha 8-aad ee Baarlamaanka Carabta

June 27, 2026
Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

June 27, 2026
http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/12/Gudomiyaha-Miyaha-Goblka-Banadir-Yuusuf-Xuseen-Jimcale-.mp3
Previous Post

Shir ku saabsan wacyi gelinta bulshada oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo kulamo kula leh qaybaha Bulshada magaalada B/weyne

Next Post
Daawo Sawirrada: Sida quruxda badan ee madaxweynaha loogu soo dhaweeyay Beledweyne

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo kulamo kula leh qaybaha Bulshada magaalada B/weyne

Wafdi heer sare ah oo ka socda Aqalka Sare oo ka qeyb galay Shirweynaha 8-aad ee Baarlamaanka Carabta

Wafdi heer sare ah oo ka socda Aqalka Sare oo ka qeyb galay Shirweynaha 8-aad ee Baarlamaanka Carabta

June 27, 2026
0

Wafdi heer sare ah oo ka socda Aqalka Sare ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 8-aad ee Baarlamaanka Carabta iyo Guddoomiyaasha...

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maanta oo ku beegan 27-ka Juun, Jamhuuriyadda Jabuuti waxay u dabbaaldegaysaa sannad-guuradii 49-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa ka qaybgalay...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday heshiis caalami ah oo ku saabsan Badda Soomaliya

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday heshiis caalami ah oo ku saabsan Badda Soomaliya

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In