Saturday, June 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka Raadiyahaa

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka dalka Kuwait oo Geeriyooday

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka Raadiyahaa
0
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka dalka Kuwait oo Geeriyooday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War goordhow naga soo gaaray dalka Kuwait ayaa xaqiijinaya Geerida Xubin ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka dalkaas.

Warkan oo lagu qoray Wargeyska Al-Qubs ee ka soo baxa dalka kuwait ayaa sheegaya in xildhibaan Nabil Al-Fadhl uu u geeriyooday xanuun muddo hayay  taas oo uu aakhirkii u geeriyooday,  isagoo howshiisa shaqo ku jira.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u Diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Munaasabadda 65-Guurada Aasaaskooda

Wasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u Diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Munaasabadda 65-Guurada Aasaaskooda

April 12, 2025
Dowladda Aljeeriya oo soo badbaadisay tahriibeyaal Soomaaliyeed

Dowladda Aljeeriya oo soo badbaadisay tahriibeyaal Soomaaliyeed

April 12, 2025

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kuwait  ayaa telefishinka Al-Carabiya u xaqiijiyay geerida xildhibaankan, iyagoo sheegay in uu Xanuun Sanaa Xildhibaanka islamarkaasna uu kahor sheegay madasha Baarlamaanka ay ku shirayeen inuu Xanuun sanyahay, isagoo jeediyay khudbad uu ku dhaliilay Siyaasiinta waddakaas qaarkood.

Xildhibaan Nabil Al-Fadhl ayaa markii uu ka dagtay Madasha uu khudbadda ka jeedinayay uu  dhulka  ku dhacay kaddibna ay gurmad Caafimaad u sameeyeen hay’adaha Caafimaadka dalka Kuwait.

Marka laga tago Siyaasadda Xildhibaan Nabil Al-Fadhl waxa uu ahaa Wariye.

Previous Post

Shabaab oo laga saaray Tuulooyin ku yaalla galbeedka Magaalada Kismaayo

Next Post

Danjire Nicholas Key oo ka hadlay xaaladda Soomaaliya tan iyo markii xafiiskan madax ka noqday”Dhagayso”

Next Post
Danjire Nicholas Key oo ka hadlay xaaladda Soomaaliya tan iyo markii xafiiskan madax ka noqday”Dhagayso”

Danjire Nicholas Key oo ka hadlay xaaladda Soomaaliya tan iyo markii xafiiskan madax ka noqday"Dhagayso"

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

June 13, 2026
0

Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS Cali Maxamed Cumar Cali Balcad, ayaa maanta qaabilay wefdi ka...

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

June 13, 2026
0

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada ayaa galabta kormeeray Tuulada Cayaaraha Dalka ee Stadio Muqdisho oo ka mid...

Hoggaamiyaha la doortay ee Koonfur Galbeed oo shir-guddoomiyay kulan looga arrinsanayay amniga

Hoggaamiyaha la doortay ee Koonfur Galbeed oo shir-guddoomiyay kulan looga arrinsanayay amniga

June 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hoggaamiyaha la doortay ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyay shir amni oo lagu...

Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay taariikhda kulan-ciyaareed rasmi ah ku matalaya Soomaaliya

Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay taariikhda kulan-ciyaareed rasmi ah ku matalaya Soomaaliya

June 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 sano ayaa galabta sameynaya taariikh cusub, maadaama ay markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In