Thursday, July 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan wax soo saarka dalka looga hadlayay oo Muqdisho lagu qabtay

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Kulan wax soo saarka dalka looga hadlayay oo Muqdisho lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xubna ka socday wasaaradda Beeraha iyo wakiilo  ka kala socday maamul gobaleedyada  dalka ayaa labadii maalin ee la soo dhaafay ku kulan sanaa magaaladda Muqdisho kaasi ay ku diyaarinyeen  qaab dhismeedka  qorshaha sadaxda sano ee soo socda ee wax soo saarka  beeraha wadanka.

Mas’uuliyiinta ka qeybgalay shirkaas  ayaa si weyn  u  falanqeyay habka ugu macquulsan ee khayraad dalka looga faa’iideysan karo.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

July 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

July 30, 2026

Wakiiladda ka socda  maamuladda  oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay ka go’antahay in laga wada shaqeeyo  sare u qaadista wax soo saarka beeraha dalka.

Agaasiamaha guud ee wasaaradda beeraha  Maxamuud Maxamed Maxamuud , ayaa  u mahadceliyay mas’uuliyiinta maamulada sida wanaagsan ay uga qeybgaleen kulanka  ayna ku soo bandhigeen  aragtidooda,waxuuna agaasimaha intaasi ku daray in gobal kasta wax soo saarkiisa ay wasaaradda ay kala shaqeynayso sidii kor loogu qaadi lahaa.

Wasiirka Beeraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane  Axmed  Xasan  Gaboobe (Ugaas Bile} ayaa tilmaamay in wasaaraddu ay diyaar u tahay horumarinta wax soo saarka dalka iyo  in umadda  Soomaaliyeed la fahan siiyo kheyraadka wadankooda ku jiro.

Qorshahan  sadaxda sano  soo socda ee  ah wax soo  saarka dalka ayaa ah  mid lagu doonaya sida  loo kordhin lahaa  wax soo saarka wadanka  tasoo ah midda kaliya  ee dalka kobaciisa dhaqaalaha door muuqda ka qaadan karto.

Previous Post

”DAAWO SAWIRO” Madaxweynaha Suudaan oo ka qayb galay Munaasabad Saraakiil Soomaali ah tababar oogu soo xirayay

Next Post

Kulanka todobaadka oo looga hadlay sharciga xanaanada xoolaha dalka-Dhageyso

Next Post
Kulanka todobaadka oo looga hadlay sharciga xanaanada xoolaha dalka-Dhageyso

Kulanka todobaadka oo looga hadlay sharciga xanaanada xoolaha dalka-Dhageyso

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo looga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

July 30, 2026
0

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray xaaladda amni ee guud ahaan gobolka, dardargelinta dagaalka ka dhanka ah...

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

July 30, 2026
0

Bulshada Galmudug ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta doorashada isku sidkan ee golayaasha deegaanka iyo golaha wakiilada, taas oo ka...

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

July 30, 2026
0

Wasiirro ka tirsan Galmudug ayaa saaka safka lagalay kumanaan shacab ah oo ka codeynaya degmada Cadaado, iyagoo dooranaya golaha deegaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In