Barnaamijka faaqidaada wararka ayaa maanta lagu falanqeeyay Sharciga Saxaafadda oo shalay ay meel mariyeen Baarlamaanka Soomaaliya ,waxaana ka qayb galay Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Qaranka Maxamed Ibraahim Bakistaan iyo Xasan Cali Geesey Agaasimaha Radio Dalsan.
Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka.