Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka degmada Mahadaay oo dalbaday in gurmad loo sameeyo dad uu saameeyay Roobab ka da’ay Gobolka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maamulka degmada Mahadaay oo dalbaday in gurmad loo sameeyo dad uu saameeyay Roobab ka da’ay Gobolka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Xuseen Afrax oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka codsaday Dowladda Soomaaliya iyo hay’adaha Samafalka in ay gurmad deg deg ah u sameeyaan dadka degan degmada mahadaay oo uu sameeyay Roobab kada’ay Gobolka.

“ Roobab lixaadleh ayaa sanadkaan ka da’ ay degmada oo sababay inay soo rogmadaan Daadad keenay in ay Barakacaan qoysas ku dhow 850 Walina aan dib ugu soo laaban guryahoodii, ma jiraan dhibaatadaas dad ku geeriyooday” ayuu yiri guddoomiye Axmed Afrax.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026

Dhanka kale Guddoomiyaha degmada Mahadaay ayaa sheegay in dadkii uu saameeyay roobabkaas ay u barakeceen magaalada inteeda kale islamarkaana ay sanjirin hay’ado gurmad u sameeyay dadkaan Dhibaateysan marka laga reebo Hay’ad u keentay alaabo Maacuun ah, isagoo maamulka Gobolka iyo Dowladda ka dalbaday in ay caawiyaan.

Previous Post

Ciidammada qalabka sida ee Dowladda oo howlgallo ka sameeyay Deegaanno hoostaga degmada Buulaburde

Next Post

Dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee Sannadkaan sii dhammaanaya ka dhacay Caalamka” Dhageyso”

Next Post
Dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee Sannadkaan sii dhammaanaya ka dhacay Caalamka” Dhageyso”

Dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee Sannadkaan sii dhammaanaya ka dhacay Caalamka" Dhageyso"

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In