Friday, July 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wakaaladda Mad-bacadda Qaranka oo laga joogo dib u shaqeynteedii muddo 45 sano ah ” Taariikh kooban”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wakaaladda Mad-bacadda Qaranka oo laga joogo dib u shaqeynteedii muddo 45 sano ah ” Taariikh kooban”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maanta oo kale 1971 waxaa la aas aasay Wakaaladda Mad-bacadda Qaranka iyadoo hadda laga joogo muddo dhan 45 sano, hadaba Taariikhdii ay lahayd  Mad-bacadda Qaranka iyo faa’iidooyinkii ay bulshada u soo saari jirtay  waxaa inooga sheegeeyay Maareeyaha Wakaaladda mad-bacadda Qaranka Maxamuud Maxamed juun.

“Wakaaladda Mad-bacadda Qaranka waxa ay ahayd hay’ad Dhaqaale, Siyaasad iyo mid waxbarasho, wakaaladdu waxa ay soo saari jirtay Joornaallo Maalin la ah oo ku hadla Codka Dowladda kuna soo bixi jiray Af-Soomaali iyo kuwo Usbuucla ah oo ku soo bixi jiray Luuqadaha Ingiriiska iyo Carabiga, waxa ay daabici jirtay Buugga faafinta Rasbiga af ee Dowladda” Ayuuyiri Maareeye Maxamuud Juun.

Related posts

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026

Dhanka kale Maareeyaha Wakaaladda Mad-bacadda Qaranka ayaa sheegay in haddii dib loo furo Wakaaladda ay Bulshada Soomaaliyeed ka caawindoonto Dhammaan waxkasta oo daabacaad ah iyo qalab Xafiisyada loo adeegsan karo oo ay horay wakaaladdu u iibin jirtay.

“ Wakaaladda Mad-bacadda Qaranka waxa ay ahayd hay’adda Seddexaad ee ugu dhaqaalaha Bad-neyd dalka, waxaan rajeynaa in kaalinteedii ay dib u soo laabato, waayoo waxaan ogahay muhiimadda ay dalka u leedahay wakaaladda” Ayuu markale yiri Maxamuud  Maxamed Juun.

Wakaaladda bad-bacadda Qaranka waxa ay ahayd wakaaladaha ugu waa weyn ee dalka kajiray xilligii ay shaqeynaysay , inkastoo hadda uu burbur weyn uu ka muuqdo islamarkana ay dagan yihiin qoysas Danyar ah oo hoy ka dhigtayXarunta Wakaaladda mad-bacadda Qaranka oo ku talla Degmada Shangaani.

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo Taliska AMISOM kala hadlay dar-dar gelinta la dagaallanka Argagixisada “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Waxbarashada Galmudug oo shahaadooyin guddoonsiiyay Arday ka gudbaya Dugsiga dhexe “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Waxbarashada Galmudug oo shahaadooyin guddoonsiiyay Arday ka gudbaya Dugsiga dhexe “SAWIRRO”

Wasiirka Waxbarashada Galmudug oo shahaadooyin guddoonsiiyay Arday ka gudbaya Dugsiga dhexe “SAWIRRO”

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
0

Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

July 24, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In