Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horumarro Dhinaca Bulshada oo ka socda Deyniille

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Horumarro Dhinaca Bulshada oo ka socda Deyniille
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Degmada Deyniille ee Gobolka Banaadir Axmed Nuur Cabdi Siyaad oo Warbaahinta Qaranka la hadlay  ayaa Tilmaamay in Ammaanka degmada  uu Yahay mid Aad u wanaagsan, ayna ku timid Arrintaan wada Shaqeynta Maamulka iyo Dadweynaha Deyniile.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in Horumarka dagmada ka jira aanu iman leheen haddii Bulshada iyo Maamulku Aanay wada shaqeyn leheen.

Related posts

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

July 28, 2026
DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

July 28, 2026

“Waxaan qabanaynaa Tartamo Cayaaraha nuucyadooda kala duwan kuwaas oo Aan kaga Gol leenahay in Bulshada ay is dhexgalaan sida loo helo Bulsho is barata Dhinaca ammaanka Hadda waa Mid aad u Hagaagsan hay’adaha Amniguna wax ay sameeyaan Howlgallo is daba Joog ah” Ayuu Yiri Guddoomiye Axmed Nuur Cabdi Siyaad.

Dagmadda Deyniile ee gobolka Banaadir ayaa ka mid ah Dagmooyinka Hadda Sida Aad ka ah looga dareemayo Horumarka Dinacyada Bulshada.

Previous Post

Taliyaha Boliiska oo Shacabka ka Dalbaday inay kala shaqeeyaan Amniga

Next Post

Aqoonyahannada Soomaaliyeed ee dalka Suudaan oo ka Tacsiyadeeyay Geerida Ugaas Cabdiraxmaan

Next Post
Aqoonyahannada Soomaaliyeed ee dalka Suudaan oo ka Tacsiyadeeyay Geerida Ugaas Cabdiraxmaan

Aqoonyahannada Soomaaliyeed ee dalka Suudaan oo ka Tacsiyadeeyay Geerida Ugaas Cabdiraxmaan

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

July 28, 2026
0

Muqdisho – Magaalada Muqdisho waxaa goor dhow ka furmaya Shir Cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Dalka, kaas oo uu soo...

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

July 28, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya | 28 Luulyo 2026 – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa weerarradii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyay Deegaanka Sumadaale

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyay Deegaanka Sumadaale

July 28, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saaka howlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanka Sumadaale ee degmada Cadale, gobolka Shabeellaha Dhexe,...

Diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug oo laga dareemayo Ceelguula

Diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug oo laga dareemayo Ceelguula

July 28, 2026
0

Ceelguula, Mudug – Magaalada Ceelguula ee gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug, iyadoo maamulka iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In