Thursday, July 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad dhiiri grlin ah oo loo qabtay arday wax ka barata machadka barashada cilmiga dawooyinka+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Munaasabad dhiiri grlin ah oo loo qabtay arday wax ka barata machadka barashada cilmiga dawooyinka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururka ganacsatada dawooleeyda Somaliyed aya qabtay Diploma Pharmacy ah oo ay iska kaashanayaan jamacadda Horizon University si sare loogu qaado aqoonta dadka iibiya daawada,  waxaana dhamaday Semestarkii koowad.

Xafadladda oo isugu jirtay dhiirigelin iyo in ay la laba laabo dadaalka ayaa waxaa ka  qeybgalay agaasimaha Wasaarada caafimadka Dr,  Abdi risaaq,  Jalaaluldiin oo ah agaasiaha qalabka dawada iyo gobaha, agaasima shaqaaalaha Mohamed Abdulkhadir Cadow, agasaimaha cafimadka Gobolka Dr abdulahi Hassan “Dr. Nuune”, Gudoomiyaha Degmada Howlwadaag Ciise Guure, guudomiyaha suuqa bakaaraha Xasan Mire iyo gudoomiyaha qeybta daawada Axmed Cali Sultaan, Dr Mohamed Abdi Rahman oo ka socdo zamzam Egyptian hospital iyo Dr Ridwaan Maxamed Aadan oo ka socda African Development salam hospital iyo marti sharaf kale.

Related posts

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

July 30, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo Ethiopia uga qayb-galay Shir-madaxeedka Dadweynaha Adduunka ee Afrika

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Ethiopia uga qayb-galay Shir-madaxeedka Dadweynaha Adduunka ee Afrika

July 30, 2026

Sidoo kale waxaa xafladaka qeybgalay  agaasimaha guud ee rugta ganacsiga iyo warshada Soomaliyeed Abdi Abshir Dhoore iyo iyo mary sharaf kale oo lagu casuumay xafladda.

Mas’uuliyiintii ka hadashay xafladda ayaa dhamaantood muujiyay baahida loo qabo in l ahelo dad leh aqoonta casriga ah ee dawada, waxeeyna ku booriyeen ardayda iney ku dadaalaan waxbarashada si ay uga faa’iideeyaan ummadda Soomaaliyeed.

Gudoomiyaha degmada Howladaag Ciise Guure oo munaaabadda ka jeediyay hadal kooban ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay iney dalka usoo baxaan arday baratay cilmiga dawada, isagoo ku dhiirigeliyay iney sii kordhiyaan dadaalkooda waxbarasho.

vlcsnap-2016-01-09-13h54m56s39 vlcsnap-2016-01-09-13h55m11s196 vlcsnap-2016-01-09-13h55m26s110 vlcsnap-2016-01-09-13h55m57s163 vlcsnap-2016-01-09-13h56m18s120 vlcsnap-2016-01-09-13h56m28s213

7d69c841-eede-4e83-a42d-1eeccb7bb120 9d92944e-b22b-4236-9a85-f8f66ea48f2e 66f29b7d-e63f-44fd-87bd-40220d324ebe

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Safaaradda Soomaaliya ee Qatar oo xaflad sagootin ah u qabatay muwaadiniin daryeel caafimaad loogu qaaday dalkaasi+Sawirro

Next Post
Safaaradda Soomaaliya ee Qatar oo xaflad sagootin ah u qabatay muwaadiniin daryeel caafimaad loogu qaaday dalkaasi+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee Qatar oo xaflad sagootin ah u qabatay muwaadiniin daryeel caafimaad loogu qaaday dalkaasi+Sawirro

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

July 30, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda kaga qayb galay Shirka...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Ethiopia uga qayb-galay Shir-madaxeedka Dadweynaha Adduunka ee Afrika

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Ethiopia uga qayb-galay Shir-madaxeedka Dadweynaha Adduunka ee Afrika

July 30, 2026
0

Wasiika Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia uga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo looga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

July 30, 2026
0

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray xaaladda amni ee guud ahaan gobolka, dardargelinta dagaalka ka dhanka ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In