Friday, May 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirradda: Caruurtii derbi-jiifka ahaa oo helay nolol wanaagsan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirradda: Caruurtii derbi-jiifka ahaa oo helay nolol wanaagsan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Marwada Madaxweynaha Sahro Cumar Xasan ayaa u istaagtay sidii ay daryeel u heli lahaayeen caruurta Soomaaliyeed ee ku dac dareeysna magaalada Muqdisho, waxeyna markaasi degmada C/casiis ee gobolka Banaadir ka furtay xarun lagu xanaaneeyo laguna dhaqanceliyo caruurtaasi.

Xaruntaasi ayaa iminka waxaa ku jira in ka badan Shan boqol oo caruur ah oo isugu jira wiilal iyo Gabdho, waxeyna halkaasi ka helaan nolol wanaagsan oo leh daryeel iyo waxbarasho wanaagsan, iyadoo muuqaalka caruurtaasi iyo noloshooda ay soo hagaagtay.

Related posts

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

May 8, 2026
Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

May 7, 2026

IMG_9779 IMG_9787 IMG_9788 IMG_9789 IMG_9790 IMG_9791 IMG_9792 IMG_9793 IMG_9794 IMG_9795 IMG_9796 IMG_9797 IMG_9798 IMG_9799 IMG_9800 IMG_9801 IMG_9802 IMG_9803 IMG_9804 IMG_9805 IMG_9806 IMG_9807 IMG_9809 IMG_9811 IMG_9812 IMG_9813 IMG_9814 IMG_9815 IMG_9816 IMG_9817 IMG_9818 IMG_9820 IMG_9821 IMG_9822 IMG_9823 IMG_9824 IMG_9826 IMG_9827 IMG_9828 IMG_9829

Sawir-qaade Qadar Cali Nuur

Previous Post

Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeeysay geerida Abwaan Cali Sugule

Next Post

Shirka Istiraatiijiyadda Horumarinta Warbaahinta oo maalintii labaad galay-SAWIRRO

Next Post

Shirka Istiraatiijiyadda Horumarinta Warbaahinta oo maalintii labaad galay-SAWIRRO

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

May 8, 2026
0

Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho...

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

May 7, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoojinaysa Iskaashiga Adeegyada Baasaboorrada iyo Socdaalka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoojinaysa Iskaashiga Adeegyada Baasaboorrada iyo Socdaalka

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In