Friday, September 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Shirka Kismaayo Iyo Waxa Laga Filan Karo “Dhageyso+Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Keyd Hore, Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Shirka Kismaayo Iyo Waxa Laga Filan Karo “Dhageyso+Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijka kulanka todobaadka ee Jimca Waliba ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta looga hadlay Shirka ka soconaya magaalada Kismaayo oo ay ka qeybgalayaan hogaamiyeyaasha dalka ee looga arrinsanayo masiirka Umadda Soomaaliyeed iyo waxa laga filan karo.

Barnaamijka ayaa waxaa ka qeybgalay oo si faahfaahsan uga hadlay muhiimada shirkani uu u leeyahay dadka iyo dalka, wax ka soo bixi kara, iyo waliba waxa la filankaro, C/weli Cali Aadan oo ah wasiirka wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo gaadiidka Maamulka Jubbaland ahna guddoomiyaha qaban qaabada shirkaasi oo qadka teleefoonka si toos ah kaga qeybgalayay isagoo ku sugan Kismaayo, Guddoomiyaha Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed Dr Maxamed Axmed Jimcaale, Guddoomiyaha golaha Aqoonyahanada Deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed Ee Soomaaliya Prof Ibraahim Muuse Heerow.

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Halkani Ka Dhageyso

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/01/KULANKA-TODOBAADKA-Cadaala-Shirka-Jubbaland-15.01.2015.mp3

vlcsnap-2016-01-15-18h32m36s703 vlcsnap-2016-01-15-18h32m41s961 vlcsnap-2016-01-15-18h32m54s471 vlcsnap-2016-01-15-18h33m01s073 vlcsnap-2016-01-15-18h33m08s593 vlcsnap-2016-01-15-18h33m25s501

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka hadlay Weerarkii Ceel-Cadde

Next Post

Madaxweynaha: “Falalka fuleynimada ah ee Al Shabaab ma hakin doonaan hawlgallada milateri ee dalka looga sifeynayo argagixisada”

Next Post
Madaxweynaha: ‘’Kama daali doonno dagaalka, ilamaa aan ka baabi’ino Al Shabaab’’

Madaxweynaha: “Falalka fuleynimada ah ee Al Shabaab ma hakin doonaan hawlgallada milateri ee dalka looga sifeynayo argagixisada”

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In