Monday, July 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keydka Sawirrada

Istiraatiijiyadda Sanadkan uu Ku Howlgalayo Gobalka Banaadir Iyo Dowladda Hoose Ee Xamar+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Keydka Sawirrada, Wararka
0
Istiraatiijiyadda Sanadkan uu Ku Howlgalayo Gobalka Banaadir Iyo Dowladda Hoose Ee Xamar+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

istaraatiijiyada lagu hagi doono Dowlada Hoose ee Xamar iyo Gobalka Banaadir sanadka 2016 ayaa lagu soo bandhigay Aqalka Dowladda Hoose Ee Xamar, waxaana ka qeyb galay Munaasabadda lagu soo bandhigaaye Xilibaano iyo Masuuliyin katirsan Dowlada Soomaliya,saraakisha Ciidamada qalabka Sida,Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Fanaanin iyo Marti sharaf kale.

Halka ay munaasabadda ka socotay waxaa lagu soo bandhigay muuqallo iyo sawira ka turjumayo hab raaca istaraatiijiyada 2016, kaas oo loogu tala galay in lagu hormariyo Maamulka iyo dib usoo kabashada Caasimada Dalka, waxaana ku bixi doona qarash gaaraya $26.9.50000 (Lix Iyo Labaatan Milyan Sagaal Boqol iyo Kontan Kun oo Doolar).

Related posts

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026

Ka Qeyb galayaasha munaasabada ayaa aad u ammaanay doorka maamulka gobalka Banaadir uu ku doonayo in uu kusoo celiyo heybadi lagu yaqiinay Muqdisho.

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale waxa uu sheegay in waqtigan loo baahan yahay taageerid dhab ah oo dhanwalba ah si loo gaaro halka la hiigsanaayo.

“Bacaad ayuu ku damay Gaariga waan lagama maarmaan in laga bixiyo Si looga bixiyana waa in shacabka Soomaaliyeed ay bixiyaan lacgta jeebabkooda ku jirta lagana Maarmaamo gacan hoorsiga Dibadda maantana la bilaabayo dhagaxdhigga Dhismaha Laamiyada Isku Xira Siyadka iyo Suuqa Bakaaraha Iyo Soobe Illaa Madiina si loo Daboolo Baahida Bulshada”

Guddoomiyaha Oo Hadalkiisa Sii Wata ayaa Yir “Bixi Labaatan Kun Oo Shalin Soomaali Ama Hal Doolar si aan waddooyinkeena u dhisano Gacmana Wadajir Bey Wax ku Gooyaan Ee Aan Iskaashanno”

Xilibaan Ibraahim Saalax Deeful lah oo katirsan Barlamaanka Soomaliya ayaa dhankiisa ku baaqay in laga qeyb qaato waxkasta oo lagu hormarinayo Caasimada

Istaraatiijiyadan uu soo bandhigay maamulka gobalka Banaadir ayaa noqoneysa tii ugu horreysay Ee uu diyaariyo Gobalka Banaadir Taas oo wax badan ka badali doonta Hormarinta Caasimadda Soomaaliya Ee Muqdisho

00

02

03

04

05

07

11

22

Previous Post

Gudoomiyaha Baarlamanka oo kulamo la qaatay wafdi ka socday jaamacadda Carabta iyo Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya

Next Post

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan...

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026
0

Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...

Soomaaliya oo  Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

July 26, 2026
0

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

July 26, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In