Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Maanta Booqday Deegaanka Biyo Cade

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Maanta Booqday Deegaanka Biyo Cade
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Abaanduulaha ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Cali Baashi iyo saraakiil kale ayaa maanta booqday deegaanka biyo cadde ee gobolka Shabeelaha Dhexe oo dhawaan laga xoreeyay argagaxisada Al Shabaab.

Abaanduulaha oo kormeerayay sida ay u sugayaan amniga sooma jeestayaash Ciidanka Xoogga  Dalka Soomaaliyeed ee ka dulqaaday deegaankaasi cadowga isku biirsaday leynta iyo dabar goynta umadda Soomaaliyeed.

Related posts

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

March 16, 2026
Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

March 16, 2026

Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed sareeyo guuto Cali Baashi ayaa deegaankaasi qeybaha kale duwan uu ka koobanyahaykormeeray iyo difaacyada ciidamada oo awaamiir la xiriirta xaqiijinta amniga uu siiyay ciidamada halkaasi ku sugan.

“Waxaad u hurteen naftiina daafaca qaranimada Soomaaliyeed runtii waad ku amaanantihiin shaqada wanaagsan ee aad u heysaan umadda Soomaaliyeed, shaqada idiin sugeysa ma yara oo waxaa la idiin ka rabaa in aad cadowga ka dulqaadaan meelaha kale oo ay ku dhuumaaleysanayaan” Ayuu Yiri Abaanuulaha.

Sareeyo Guuto Cali Baashi Oo La hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in guud ahaan laga xoreynayo maleeshiyaadka shabaab deegaanada fara ku tiriska ah ee dalka ay kaga dhuumaaleysanayaan.

Deegaanka Biya Cade ee Gobolka sh/dhexe ayaa lagusoo warramayaa iney ka jirto xaalad liidato oo dhanka nolosha.

Previous Post

Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Maamulka Puntland oo Maanta loo dhaariyey Xilka Cusub ee Dhowaan loo Magcaabay “Sawirro”

Next Post

Tartan Sporti oo lagu soo gaba gabeeyay Jowhar+Sawirro

Next Post
Tartan Sporti oo lagu soo gaba gabeeyay Jowhar+Sawirro

Tartan Sporti oo lagu soo gaba gabeeyay Jowhar+Sawirro

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

March 16, 2026
0

Ciidanka Ururka 231-aad ee Guutada 23-aad (MP) ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ka howlgala caasimadda dalka, ayaa ka...

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

March 16, 2026
0

Xildhibaanada Soomaaliya ee ku matalaya Baarlamaanka Soomaaliya ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ayaa la filayaa in goordhow lagu...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ciid-siin iyo Taakuleyn Gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha Kaaraan

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ciid-siin iyo Taakuleyn Gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha Kaaraan

March 16, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Ciid-siin iyo taakuleyn gaarsiiyay Dugsiga Agoonta...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In