Monday, March 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Degmada Kaxda oo laga Billaabay Dayactirka Waddooyinka“Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Degmada Kaxda oo laga Billaabay Dayactirka Waddooyinka“Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Degmada kaxda ee gobolka Banaadir oo kaashanaya Qaybaha Bulshada kana Jawaabaya baahiyaha ay ka qabaan Bulshada Kaxda Waxaa uu dib udayactirka ka Bilaabay Qayba Ka mid ah wadooyinka Soo gala iyo kuwa ka Baxa Degmadaasi .

Munaasabad Lagu Daahfurayay Qorshaha Dib Udayactirka Wadooyinkaas ayaa Waxaa Goob Joog ka ahaa ururada haweenka Degmada Odayaal Iyo waxgarad .

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026

Caaqi C/raxmaan Maxamad Xeeyle Iyo Nabadoon C/laahi Xuseen Axmad Waamo Gudoomiyaha Ururka haweenka Degmada Kaxda Aamina Murshid Cabdi ayaa Waxaa Ay Si wada Jir ah Ugu baaqeen Jaaliyada Soomaaliyeed Ee ku abtirsada Kaxda Ee ku Sugan Dalka Dibadiisa inay kaalin Ka gaystaan Horumarka Iyo Dib Udhiska Degmada Kaxda.

Guddoomiyaha Degmada Kaxda Ee Gobolka Banaadir C/ladiif Xasan Badawi oo ka Hadlay Mashruuca dib U dayactirka Wadooyinkaasi iyo Furida Wadooyin Cusub oo ay isticmaalaan Dadweeynaha Ku Nool Degmadaasi Kaxda  ayaa Xusay In ka Maamul ahaan ay Masuuliyad Gaar ah Iska Saarayaan Daboolida Adeegyada a y Ubaahanyihiin Bulshada Waxaa uu ku baaqay In qaybaha Bulshada ay Gacan Ku Siiyaan.Maamulka Gudashada Waajidkiisa Si Loo Horumariyo Hawlaha Degmada .

Dhinaca Gudoomiyaha oo hadalkiisa Sii wata ayaa ka Hadlay arimaha Amaanka Demada Kaxda  Waxaana uu Xusay In amaanka Degmada uu Umuuqdo mid Soo hagaagaya Marba marka Ka danbaysa Isagoo U jeediyay Qaybaha Bulshada Inay Ka qayb Qaataan Sugida Amniga Degmada.

12722284_754789517990844_74680395_o 12736853_754786474657815_1957797675_o 12751911_754788821324247_1256120514_o (1) 12751911_754788821324247_1256120514_o 12754927_754788264657636_1942469830_o 12755290_754788097990986_1520067798_o vlcsnap-2016-02-18-17h49m15s133

Previous Post

Tartan Sporti oo lagu soo gaba gabeeyay Jowhar+Sawirro

Next Post

Aqoon isweedaarsi Kalluumeysatada lagu barayay qalab kordhiya Kalluunka oo maanta Muqdisho ka furmay

Next Post
Wasiirka Kalluumeysiga oo kulan la qaatay xubno ka socday Hay’adda FAO

Aqoon isweedaarsi Kalluumeysatada lagu barayay qalab kordhiya Kalluunka oo maanta Muqdisho ka furmay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In