Friday, February 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye kuxigeenka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka furay mashruuc waxtar u leh bulshada “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye kuxigeenka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka furay mashruuc waxtar u leh bulshada “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye kuxigeenka Gobolka Banaadir ee dhanka siyaasadda Maxamed Axmed Diiriye ayaa maanta Muqdisho ka furay kulan loogu Magac daray ‘Isu keenista iyo Fududeynta Wadahadalada Bulshada 17 Degmo’, kaasi oo ay ka qeyb galeen qeybaha bulshada.

Mashruucaan oo maanta ka furmay Muqdisho ayaa ugu horeyn waxaa nasiib u yeeshay in loo qabto xubno ka kala socotay 10 Degmo oo gobolka Banaadir ah, waxaana fulinta Barnaamishkaan iska kaashanaya  Ururka Kaah, Maamulka gobolka Banaadir iyo Wasaaradda Arimaha Gudaha.

Related posts

February 6, 2026
Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

February 6, 2026

Mashruucaan oo ah mid looga gol leeyahay in lagu wacyi galiyo Bulshada gobolka Banaadir ayaa fuliyayaashiisa Kaah waxa ay sheegeen inay sii wadayaan howsha ay hadda bulshada uhayaan, taasoo ay mas’uuliyiinka Dowladda Hoose bogaadiyeen.

Todobo Degmo oo hadda harsan ayaa la filayaa maalmaha na soo aadan in laga fuliyo Mashruucaan loogu Magacdayar ‘Isu keenista iyo Fududeynta wadahadalada Bulshada 17 Dagmo’ taasi oo qeyb weyn ka qaadan karta isdhexgalka bulshada iyo xoojinta amniga.

1 2 3 4 5 6 7 8  10 11 12 13 14

 

 

Previous Post

Maxkamadda sare ee dalka oo shaacisay in uusan jirin ururka Iskaashatooyinka Qaranka

Next Post

Bahda saxafadda oo qado sharaf u sameeyay cayaartoyda 11-jirada Soomaaliya ”SAWIRRO”

Next Post
Bahda saxafadda oo qado sharaf u sameeyay cayaartoyda 11-jirada Soomaaliya ”SAWIRRO”

Bahda saxafadda oo qado sharaf u sameeyay cayaartoyda 11-jirada Soomaaliya ”SAWIRRO”

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa saakay hoggaamiyay olole ballaaran oo nadaafadeed oo...

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo kormeeray qeybo kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho...

Madaxa Hey’adda SODMA”ummadda Soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay u gurmadaan dadka la ildaran abaaraha”

Madaxa Hey’adda SODMA”ummadda Soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay u gurmadaan dadka la ildaran abaaraha”

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ka hadlay barnaamijka todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa faahfaahin guud ka bixiyay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

NISA oo howlgal ku dishay horjooge Axmed Dhuxul oo ka tirsan Khawaarijta

February 5, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In