Wednesday, June 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Jawaari Oo Khudbad Ka Jeediyey Shirka Jaamacadda Carabta”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Jawaari Oo Khudbad Ka Jeediyey Shirka Jaamacadda Carabta”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa khudbad ka jeediyey shirka madaxda Baarlamaannada dowladaha carabta uga furmay magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar.

Shirkan oo ka dhacaya xarunta Jaamacadda Carabta ee magaalada Qaahira waxaa furintaankiisa khudbad ka jeediyey xoghayaha guud ee jaamacadda Carabta Nabil el Araby iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka carabta Ahmed Bin Mohamed Al-Jarwan waxaana labaduba ay si wadajir ah ugu soo dhaweeyeen magaalada Qaahira Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Carabta ayaga oo dhinaca kalena ka hadlay muhiimadda ay leedahay iskaashiga Baarlamaannada dowladaha carabta.

Related posts

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa khudbad uu ka jeediyey shirka ugu mahad celiyey dowladda iyo shacabka Masar iyo jaamacadda carabta waxaana uu ka hadlay muhiimadda ay xiligan leedahay iskaashi iyo wax wada qabsi ku dheehan isku duubni iyo is jeceyl ay ku wada howlgalaan Baarlamaannada carabta waxaana uu dhanka kale ku booriyey ney ka qeybqaataan maalgashiga xiligan dunidu ku sameyneyso Soomaaliya oo hada ku taagan wadadii hormarka.

Maalinnimada berrito ah ayaa qorshaha uu yahay in si rasmi ah loosoo gebagebeeyo shirka Madaxda Baarlamaannada dowladaha carabta uga furmay magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar ayadoo gebagebada shirkana laga soo saari doono war murtiyeed ay ku cad yihiin waxyaabaha shirka looga hadlay.

DSC_0106 DSC_0110 DSC_0128 DSC_0135 DSC_0138 DSC_0142 DSC_0148 DSC_0152 DSC_0158 DSC_0181

—-DHAMMAAD—-

Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Guddoonka Baarlamaanka

Media & Public Relation office of Speaker

Previous Post

Hooyo Mataana carruur ah dhashay oo Codsatay in la Caawiyo”SAWIRRO”

Next Post

Howlaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Oo Si Xowli Ah Ku Socda

Next Post
Howlaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Oo Si Xowli Ah Ku Socda

Howlaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Oo Si Xowli Ah Ku Socda

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay deegaannada Masaajid...

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In