Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa magaalada Muqdisho iyo dhiggiisa Istanbul oo heshiis kala saxiixday (Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Duqa magaalada Muqdisho iyo dhiggiisa Istanbul oo heshiis kala saxiixday (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa la kulmay Duqa magaalada Istanbul Dr. Kadir Topbas, iyagoo kala saxiixday heshiis iskaashi oo dhinacyo badan taabanaya.

Kulankan ayaa waxaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ku wehliyay xubno ka tirsan Maamulkiisa oo ka qeyb galay shirkii labada maalmood socday ee looga hadlayay arrimaha Soomaaliya.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026

Labada Duq magaalo ayaa is tusay sida lagama maarmaan u tahay in la mataaneeyo Istanbul iyo Muqdisho, isla markaana Istanbul ka qeyb qaadato howlo mashaariicdda ah oo laga fulinayo Caasimada Muqdisho, sida dhisida Jidadka Halbowlaha u ah Muqdisho.

Duqa magaalad Istanbul Dr Kadir Topbas ayaa sheegay in 15-ka Mach ay koox qubaro ah oo qiimeyn  ku sameynaya baahayaadka ay qabto dowladda hoose ee Muqdisho ay soo diri doonaan Magaaladda Muqdisho.

Heshiiskan ayaa lagu balamay si deg deg ah in loo dhaqan geliyo, isla markaana labada magaalo ay ka wada shaqeeyaan horumarinta iyo bilic soo celinta, ayadoo Duqa Magaaladda istanbuul uu balan qaaday in si dhaqso ah ay u soo diri doonaan Basaska iyo Dab-damis loogu deeqay G/Banaadir.

11 12 13 14

Previous Post

Ku simha duqa Muqdisho oo sheegay in ay adkeyn doonaan amniga Muqdisho

Next Post

Guddoomiye Jawaari Oo Faah Faahiyey Natiijada Shirka Madaxda Baarlamaanka Carabta Ee Qaahira “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiye Jawaari Oo Faah Faahiyey Natiijada Shirka Madaxda Baarlamaanka Carabta Ee Qaahira “SAWIRRO”

Guddoomiye Jawaari Oo Faah Faahiyey Natiijada Shirka Madaxda Baarlamaanka Carabta Ee Qaahira “SAWIRRO”

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In