Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xabad joojin ka dhaqan gashay dalka Siiriya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xabad joojin ka dhaqan gashay dalka Siiriya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dalka Siiriya waxaa si rasmi ah uga ka dhaqangalay xabbad joojin ku meel gaar ah, taasoo bilaabatay xalay saqdii dhexe, iyadoo ku dhawaad boqol kooxood ay sheegeen inay ka go’an tahay inaay la socdaan dhammeynta colaadda Siiriya.

Dalladda Mucaaradka Siiriya iyo guddiga sare ee wada xaajoodyada qaabilsan, ayaa war ay soo saareen waxay ku sheegeen in 97 kooxood ay ballan qaadeen inay ka qeyb qaadan doonaan xabbad joojinta.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Xabbad joojinta ayaa waxa ay u dhaxaysaa dowladda iyo kooxaha fallaagada, hasayeeshee xabbad joojintu kuma jiraan kooxda isuguyeerta Dowladda Islaamiga ah iyo kooxda lala xiriiriyay Al-qaacidah ee Nusra Front.
In ka badan 250,000 oo Suuriyiin ah ayaa colaadda sokeeye ee dalkaasi.

Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Suuriya, Staffan de Mistura, ayaa sheegay in dagaalku uu qaboobay hasayeeshee la baarayo hal xadgudub oo ka dhan ah xabbad joojinta.

Saacado un kaddib markii la dhaafay waqtigii kama dambeysta ahaa ee xabbad joojinta ayaa gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa waxa uu laba qof ku dilay meel ka baxsan magaalada ay dowladda gacanta ku hayso ee Salamiyeh ee u dhaw magaalada Xamaa, sida ay ku warramayso warbaahinta dowladda.

Xabbad joojintan oo ay gar wadeen ka ahayeen, Mareykanka iyo Ruushka, ayaa u muuqata iney dhaqan gashay saq dhexe ee xalay xilliga magaalada Dimishiq.

Previous Post

Madaxweynaha: “Laamaha amniga ee Dowladda marna ma hakin doonaan inay ugaarsadaan argagixisada UGUS ee ka soo horjeeda nabadda shacabka’’

Next Post

Duqa Muqdisho oo Madax kala duwan kula kulmay Turkiga+Sawirro

Next Post
Duqa Muqdisho oo Madax kala duwan kula kulmay Turkiga+Sawirro

Duqa Muqdisho oo Madax kala duwan kula kulmay Turkiga+Sawirro

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In