Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Hogaanka Gadiidka Booliska Soomaaliyeed  oo beledweyne socdaal shaqo ku tegay “SAWIRR”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Hogaanka Gadiidka Booliska Soomaaliyeed  oo beledweyne socdaal shaqo ku tegay “SAWIRR”

?

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Col. Bishaar Abshir Taliyaha Hogaanka Gadiidka Booliska Soomaaliyeed oo kormeer shaqo ku tegay gobalka Hiiraan magaalo madaxdiisa Beledweyne ayaa dib u habeen ku sameeyay gaadid  boolis ah oo dhawaan taliyaha ciidanka booliska Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud uu ku wareejiyay taliyaha qeybta booliska ee gobolka, si ay ugu howlgalaan ciidanka booliska qeybta miino barista qaabilsan.

Col. Bishaar Abshir ayaa markii uu tegay gobolka waxa uu durbadiiba ka howlgalay saddex gaari oo ciidanka booliska lagu wareejiyay, kuwaasi oo uu dib u habeeyay, isla markaana u dhameystiray qalabkii ciidan ee ay ku shaqeyn lahaayeen, taasi oo uu dib ugu wareejiyay taliyaha qeybta booliska ee gobolka Hiiraan.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Askarta gawaarida dib u habeynta loogu sameeyay ee ka tirsan qeybta miino baarista ayaa durbo bilaabay inay ku howlgalaan gawaarida dib loo habeeyay, isla markaana lagu dhameystiray qalabkii ay ku shaqeyn lahaayeen.

Taliyaha Hogaanka Gadiidka Booliska Soomaliyeed  Col. Bishaar Abshir ayaa maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho, waxaana uu ciidamada ku bogaadiyay inay si hufan u gutaan howlaha loo idmaday.

]

?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?
?

Previous Post

Guddoomiye Jawaari “Mas’uuliyadda Ammaanka Waa Waajib Saaran Muwaadin Kasta, Ma Ahan Kaliya Ciidammada “

Next Post

AMISOM oo cambaareysay qaraxii Baydhabo oo ay dad shacab ah ku dhinteen

Next Post
AMISOM oo cambaareysay qaraxii Baydhabo oo ay dad shacab ah ku dhinteen

AMISOM oo cambaareysay qaraxii Baydhabo oo ay dad shacab ah ku dhinteen

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In