Wednesday, February 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha booliiska oo tababar u furey saraakiil+Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Taliyaha booliiska oo tababar u furey saraakiil+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkan uu maanta taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed  u furay 40 ka tirsan saraakiisha ciidanka booliska, gaar ahan taliyeyaasha saldhigyada booliska ee gobolka Benaadir ayaa socon doono muddo 30 cisho ah, waxaana uu yahay mid sare loogu qaadayo aqoontooda, iyadoo saraakiisha lagu soo xulay imtixaan uu ka qaaday taliyaha ciidanka booliska.

Qaar ka mid ah saraakiishan tababbarka loo furay oo la hadlay Warbaahinta qaranka ayaa sheegay in waxyaabaha ay aqoon isweydaarsigan ka kororsadaan ay ugu adeegi doonaan bulshada Soomaaliyeed, iyagoo xusay inay ku faraxsanyihiin tababbarka maanta loo furay.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026

Sareeyo gaas, Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed oo furay tababbarka ayaa saraakiisha kula dar daarmay inay waqtiga ilaaliyaan oo ay ka faa’iideystaan tababbarka la siinayo, loona baahanyahay in waxyaabaha ay bartaan ay ku dabaqaan howlaha ay bulshada u hayaan.

Tababarada nuucaani oo kale ah ee loo qabanayo saraakiisha ciidanka booliska ayaa ah mid lagu tayaynayo aqoonta ciidamada booliska.

1 3 4 5 6 7 8 9 BH0A3177 BH0A3179 BH0A3202

Previous Post

Raggii ka dambeeyay qaraxyadii Baydhabo oo la qabtay

Next Post

Guddoomiyaha gobolka Minnesota oo booqday Masjid

Next Post
Guddoomiyaha gobolka Minnesota oo booqday Masjid

Guddoomiyaha gobolka Minnesota oo booqday Masjid

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa gudbiyay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsigiisa....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay howlwadeennada iyo shaqaalaha Xafiiska...

Danjire Faysal oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxweynaha Singapore

Danjire Faysal oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxweynaha Singapore

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Indonesia ahna Safiirka aan daganeen ee u qaabilsan Jamhuuriyadda Singapore, Danjire Dr. Faysal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In