Friday, July 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjooge Xasan Xanafi Oo Markii Ugu Horeysay Saakay Cadaaladda Hortagaya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dhageyso Barnamijka Dilaaga Saxafiga iyo Wariye Cabdi Casiis Africa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa lagu wadaa in maanta ay xukunto eedeysane Xasan Xanafi Xaaji oo loo heysto shirqoolka iyo dilal loo geystay Suxufiyiin Soomaaliyeed, iyadoo eedeysanahaasi uu hortaaganyahay saakay maxkamadda horteede.

Related posts

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

July 16, 2026

Wariyaheena C/casiis Maxamuud Guuleed Africa oo ku sugan hoolka maxkamadda oo ay ka dhaceyso maxkamadeynte horjooge Xasan Xanafi ayaa soo sheegaya in qadar daqiiqado ah kaddib ay bilaaban doonto maxkameynta Xanafi.

Halka cadaalada lagu horgeynayo Xasan Xanafi ayaa waxaa ku sugan xeer ilaaliyeyaasha ku oogaya dambiga loo heysto, marqaatiyaal, Abuukatayaal difaayacaya eedeysanaha, dad weyne kuwaa oo ka dhiiban doono fikradahooda iyo marag furka eedaha.

Waa markii ugu horeysay uu wajaho Horjooge Xasan Xanafi Xaaji oo mudo gacanta Dowladda ku jira uu soo hor istaago cadaalada, iyadoo aan la ogeyn go’aanka maxkamadda ay gaareyso, waxaana ay dhursugeynaa go’aanka maxkamadda ee Maanta.

Wixii Warar Ah Ee Ku  Soo Kordha Waan Idiin La Socodsiin Doonaa Insha’allah

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasiirka Aminga Dalka o Midowga Yurub Kala Wareegay Qalab Loogu Talo Galay Boliiska

Next Post
Wasiiro kormeerey xero lagu daryeelo carruur agoon ah

Wasiirka Aminga Dalka o Midowga Yurub Kala Wareegay Qalab Loogu Talo Galay Boliiska

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026
0

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA, Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa caawa kulan miro-dhal ah la...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

July 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Jabuuti u qaabilsan Soomaaliya...

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

July 16, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta bulshada ku nool deegaannada Kabxanleey iyo Deefow ee hoostaga magaalada Beledweyne, xarunta...

Golaha Wasiirrada oo meel mariyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah

Golaha Wasiirrada oo meel mariyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah

July 16, 2026
0

Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In