Saturday, August 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda amniga oo ka hadashay qorshaha amniga Muqdisho

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Afhayeenka wasaaradda amniga dalka C/kaamil Macalim Shurki, ayaa sheegay in wasaaradu si weyn u soo dhaweynayso qorshaha lagu sugayo amniga iyo xasiloonida magaalada Muqdisho.

Magaalada Muqdisho ayaa labo qeybood loogu qeybiyay ciidanka amniga gaar ahaan nabad sugida iyo booliiska, xaafadaha ku teedsan wadooyinka Wadnaha, Sodonka iyo Warshadaha ayaa ammaankeeda waxaa si buuxda ula wareegay nabad sugida, halka wadada dheer ee Maka-Almukarama  ay amnigeeda sugi doonaan booliiska sida uu sheegay afhayeenka.

Related posts

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

August 15, 2026
Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo

August 15, 2026

C/kaamil, ayaa sidoo kale sheegay in howlgalo amniga lagu adkeynaayay ay ciidanka amniga ka sameeyeen degmooyinka gobolka Banaadir kuwaas oo uu ku tilmaamay in ay wax badan kaga duwan yihiin kuwiii hore loo sameyn jirey.

“Howlgalada waa ku guri guri loo baarayo oo la hubanayo guriga iyo dadka degan waxaa ay yihiin, waana kuwo socon doona”, ayuu yiri C/kaamil.

Afhayeenka wasaaradda amniga dalka ayaa dadka heysta hubka sharci darada ay ugu baaqay in ay isa soo diiwaan geliyaan, isagoo ilaalada madaxda ku adkeeyay in ay qeybtooda ka qaadaan xaqiijinta amniga xaafadaha ay degan yihiin.

Previous Post

Faah faahin ka soo baxaysa qarax ka dhacay Beledweyne

Next Post

Taliyaha booliiska oo gaaray Rome-Italy-Sawiro

Next Post
Taliyaha booliiska oo gaaray Rome-Italy-Sawiro

Taliyaha booliiska oo gaaray Rome-Italy-Sawiro

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

August 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Warciise,...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo

August 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Danjire Axmed Jaamac Cumar Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doonaa dalka Sudan ayaa noqday safiirkii ugu horeeyey ee...

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In