Tuesday, March 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha booliiska oo gaaray Rome-Italy-Sawiro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Taliyaha booliiska oo gaaray Rome-Italy-Sawiro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliyeed iyo wafdi uu hogaaminayo  ayaa maanta gaaray magaalada Roma ee caasimada dalka Talyaaniga,  taliyaha ayaa socdaalkiisa waxaa ku wehliya  xigeenkiisa Labaad  S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed  iyo saraakiil kale oo booliiska Soomaaliya ka tirsan.

Sareeyo gaas Maxamed Sheekh Maxamed Xaamud, taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa u jeedada socdaalkiisa Talyaaniga waxaa uu ka dambeeyay markii uu casuumaad uu ka heley mas’uuliyiinta booliiska dalkaasi.

Related posts

March 3, 2026
Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026

Taliyaha iyo saraakiisha kale ee la socota ayaa inta Talyaaniga ay ku sugan yihiin waxaa ay kulamo la qaadan doonaan saraakiisha booliiska dalkaasi iyo madax kale.

Dhowaad ayaa taliyaha booliiska Soomaaliyeed waxaa uu magaalada Tunis ee dalka Tunisia ugu qeybgalay shirka wasiirada arimaha gudaha iyo taliyeyaasha booliiska wadamada Jaamacadda Carabta.

BH0A3257_1 BH0A3261 BH0A3262 BH0A3256

Previous Post

Wasaaradda amniga oo ka hadashay qorshaha amniga Muqdisho

Next Post

Dadka Xudur ku nool oo walaac ka muujiyay Qaadka

Next Post
Beelo lagu heshiisiinayo gobolka Bakool

Dadka Xudur ku nool oo walaac ka muujiyay Qaadka

March 3, 2026
0

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha....

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

March 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka telefoonka kula hadlay Dhaxal-sugaha Dowladda aan walaalaha nahay ee Kuwayt...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda Qaranka oo howlgal qorsheysan ku dilay Horjooge ka tirsan Khawaarijta

March 2, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay deegaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In