Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shabaab lagu dilay agagaarka Ceelbuur

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Akhriso magacyada golaha Wasiirada Dowlad Gobaleedka G.Mudug Oo Gor dhaw lagu Dhawaaqay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sida ay qortay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA, Iska Hor Imaad u dhexeeya Dadka Deegaanka iyo Maleeshiyaadka Al-shabab ayaa lagu Soo Waramayaa in uu ka dhacay Deegaanka Wabxo oo Hoos Yimaada Degmada Ceel Buur Ee Gobalka Gal gaduud Ee Bartamaha Soomaaliya

Iska Hor Imaadkaasi Oo Dhacay Galabta ayaa lagu Dilay Afar ka mid ah Maleeshiyaadka Al-shabab halka Shan kalana lagu Dhaawacay.

Related posts

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026
Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

February 27, 2026

Hay’adda Sirdoonka Iyo Nabadsugidda Soomaaliyeed Ee NISA ayaa Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee SONNA u Xaqiijisay in Dadka Deegaanka oo Is abaabulay ay ku Qaadeen Weerar Fariisin ay Kooxdu Ku Leheyd Deegaanka Wabxo, Halkaas oo ay ku nafwaayeen Afar Kamid ah Kooxdii Goobta Joogta Shan kalana Ku Dhaawacmeen.

Qof kamid ah dadka Deegaanka ayaa sidoo Kale SONNA u sheegay in ay u Adkeysan waayeen Tacadiyo Joogta ah Oo ay Kala Kulmeen Kooxda Kuwaas oo ay ka mid yihiin Xoolo ay ka dheceen Dadka, Dumar ay xoog ku wateen’

Goob Joogahaasi Oo Sabab Amaan Darteed Nooga Codsaday in Magaciisa Aan loo Shaacin ayaa Yiri “Wey Xoogeeysteen Tacadiyada Aan Kala Kulmeynay Muddooyinkii u dambeeyay Kooxda Al-shabab, Waxey Dheceen Xoolaheennii,Waxey Xoog ku Kaxeysteen Gabdheheennii Taasna waxa ay nagu Kaliftay in aan Ka Horimaano”

Lama Soo Sheegin Wax Qasaara ah oo Soo Gaaray Dadka Deegaanka, sidaas waxaanu ka soo xiganay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA

 

 

Previous Post

Howlo nadaafadeed oo maanta ka billowday Galkacyo+SAWIRRO

Next Post

Qof la yiri geedo soo tiri oo Qurac ka tegay geedo soo ma tirin”Faaladii Ciise Faarax”

Next Post
Qof la yiri geedo soo tiri oo Qurac ka tegay geedo soo ma tirin”Faaladii Ciise Faarax”

Qof la yiri geedo soo tiri oo Qurac ka tegay geedo soo ma tirin"Faaladii Ciise Faarax"

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo...

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

February 27, 2026
0

Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga “Horumarka Soomaaliya”, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In