Sunday, July 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Heliwaa oo amar ku bixiyay in la jaro dhirta degmadaasi

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Maamulka Heliwaa oo amar ku bixiyay in la jaro dhirta degmadaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddomiyaha degmada Heliwaa Maxamed Axmed Xaashi  ayaa sheegay in maamulka uu soo saaray amar ah in dadka deegaanka ay hortooda ka jaraan geedaha jaray qaar ka mid ah waddooyinka xaafadaha degmad Heliwaa.

Guddoomiyaha oo warbaahinta kula hadlay xarunta degmada Heliwaa ayaa sheegay in muddo 15 cisho ay heystaan dadka ku nool degmada, isagoo intaa ku daray in ciddii ka dhago adeegta awaamiirta maamulka lagu ganaaxi doono hal milyan oo shilin Soomaali ah.

Related posts

Soomaaliya oo  Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

July 26, 2026
Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

July 26, 2026

“Olole balaaran ayaan bilownay oo ah in dadku ay guryaha hortooda ka jaraan dhirta gaar ahaan geedaha qariyay waddooyinka, waxaana jirta dad badan oo u hogaansamay amarka maamulka, marka cidda kale ee u hogaansami weyda, waxaa laga qaadi doonaa tallaabo sharciga waafaqsan” ayuu yiri Guddoomiyaha Degmada Heliwaa.

Guddoomiyaha oo hadalkisa siiwata ayaa ugu baaqay dadka ka maqan guryahooda in ay ka jaraan geedaha hadii ay ka jari wayana ay guryahoda lawareegi doonta dowladda, si mutadawacnima ahna u soo dejin doonaan dadka barakacayasha ee ay heysato hoy la’aanta.

Maamulka degmada Heliwaa ee gobalka banaadir ayaa mudooyinkanba waday olole dib loogu soo celinayo bilicda degmada Heliwaa.

Previous Post

Dadkii ka dambeeyey weerarradii Baydhabo oo la xukumay

Next Post

Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya Oo Qaraar Kasoo Saaray Shirarkii Uu Baarlamaanka Ka Yeeshay Ammaanka ,,,AKHRISO+VIDEO

Next Post

Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya Oo Qaraar Kasoo Saaray Shirarkii Uu Baarlamaanka Ka Yeeshay Ammaanka ,,,AKHRISO+VIDEO

Soomaaliya oo  Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

July 26, 2026
0

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

July 26, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga

July 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee JFS, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi heer...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

July 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska Xero Maslax ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In