Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska booliiska gobolka Baay oo uga digay bulshada Baydhabo iney guryahooda ka kireeyaan Shabaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Taliska booliiska gobolka Baay oo uga digay bulshada Baydhabo iney guryahooda ka kireeyaan Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska Booliska Gobolka Baay, ayaa ย shacabka ku dhaqan Magaalada Baydhabo ku wargeliyay, inaysan guryahooda ka kiraynin dad aan laga soo diiwaangelin Saldhigyada Booliska iyo Xarunta Maamulka Baydhabo.

Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Baay, Col. Mahad C/raxmaan Aadan oo Saxaafadda kula hadlaayay Magaaladaasi, ayaa dadka deegaanka uga digay inay guryahooda ka kireeyaan dad aanay la soo socodsiin Booliska.

Related posts

๐‘น๐’‚โ€™๐’Š๐’”๐’–๐’ ๐‘พ๐’‚๐’”๐’‚๐’‚๐’“๐’† ๐‘ฟ๐’‚๐’Ž๐’”๐’‚ ๐’๐’ ๐’’๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚ ๐’•๐’‚๐’๐’†๐’†๐’‡๐’๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐’–๐’ˆ๐’– ๐’‰๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’†๐’†๐’š๐’‚๐’š ๐‘ด๐’‚๐’…๐’‚๐’™๐’˜๐’†๐’š๐’๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ฑ๐’‚๐’ƒ๐’–๐’–๐’•๐’Š ๐‘ฐ๐’”๐’Ž๐’‚๐’‚๐’„๐’Š๐’Š๐’ ๐‘ช๐’–๐’Ž๐’‚๐’“ ๐‘ฎ๐’†๐’†๐’๐’e

April 11, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Tripoli uga qeybgalay dib u howlgelinta xarunta (CEN-SAD),

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Tripoli uga qeybgalay dib u howlgelinta xarunta (CEN-SAD),

April 11, 2026

โ€œDhammaan shacabka degan Degmada Baydhabo waxaa la farayaa in qof aysan la soo socodsiin Booliska iyo Maamulka Degmada aysan guryaha ka kirayn karin. Qofka halaga soo diiwaangeliyo Xarumaha Booliska iyo Maamulka Degmada.โ€ Ayuu yiri Taliyaha.

โ€œCid aysan Booliska iyo Maamulka Degmada ka warqabin guryahiina kama kirayn kartaan. Hadhow haddii guryahaas lagu soo diyaariyo waxyaabo ka dhan ah ammaanka, waxaa lagala xisaabtami doonnaa milkiilayaasha guryaha.โ€ Ayuu yiri Taliyaha.

Col. Mahad ย ayaa tilmaamay inay jiraan dad qariya dhagar qabayaashal Shabaab, marka ay soo galaan Xarunta Gobolka Baay, hase ahaatee uu Boolisku si isu midda ula dagaalami doono Shabaab iyo waxa uu ugu yeeray Shabaab qariyayaal.

โ€œWaxaa jira dadka qariya Shabaabka soo gala Degmadan Baydhabo. Shabaab mowqifkiisa waa cad yahay waa inuu dilo dadka Somaliyeed, ee qofka qarinaaya ma yaqaano ujeedada uu u qarinaayo. Booliska waxaa ka goโ€™an in si isu midda uu ula dagaalamo Shabaab iyo Shabaab qariyaal.โ€ Ayuu yiri Mahad C/raxmaan.

Previous Post

Dadka ku nool deegaanka Xawaadley oo ka cabanaya biyo laโ€™aan

Next Post

Milateriga Nigeria oo sheegay inay dileen 60 ka tirsanaa maleeshiyaadka Boko Haram

Next Post
Milateriga Nigeria oo sheegay inay dileen  60 ka tirsanaa maleeshiyaadka Boko Haram

Milateriga Nigeria oo sheegay inay dileen 60 ka tirsanaa maleeshiyaadka Boko Haram

๐‘น๐’‚โ€™๐’Š๐’”๐’–๐’ ๐‘พ๐’‚๐’”๐’‚๐’‚๐’“๐’† ๐‘ฟ๐’‚๐’Ž๐’”๐’‚ ๐’๐’ ๐’’๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚ ๐’•๐’‚๐’๐’†๐’†๐’‡๐’๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐’–๐’ˆ๐’– ๐’‰๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’†๐’†๐’š๐’‚๐’š ๐‘ด๐’‚๐’…๐’‚๐’™๐’˜๐’†๐’š๐’๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ฑ๐’‚๐’ƒ๐’–๐’–๐’•๐’Š ๐‘ฐ๐’”๐’Ž๐’‚๐’‚๐’„๐’Š๐’Š๐’ ๐‘ช๐’–๐’Ž๐’‚๐’“ ๐‘ฎ๐’†๐’†๐’๐’e

๐‘น๐’‚โ€™๐’Š๐’”๐’–๐’ ๐‘พ๐’‚๐’”๐’‚๐’‚๐’“๐’† ๐‘ฟ๐’‚๐’Ž๐’”๐’‚ ๐’๐’ ๐’’๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚ ๐’•๐’‚๐’๐’†๐’†๐’‡๐’๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐’–๐’ˆ๐’– ๐’‰๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’†๐’†๐’š๐’‚๐’š ๐‘ด๐’‚๐’…๐’‚๐’™๐’˜๐’†๐’š๐’๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ฑ๐’‚๐’ƒ๐’–๐’–๐’•๐’Š ๐‘ฐ๐’”๐’Ž๐’‚๐’‚๐’„๐’Š๐’Š๐’ ๐‘ช๐’–๐’Ž๐’‚๐’“ ๐‘ฎ๐’†๐’†๐’๐’e

April 11, 2026
0

๐‘น๐’‚โ€™๐’Š๐’”๐’–๐’ ๐‘พ๐’‚๐’”๐’‚๐’‚๐’“๐’† ๐‘ฟ๐’‚๐’Ž๐’”๐’‚ ayaaย  ๐’’๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚ ๐’•๐’‚๐’๐’†๐’†๐’‡๐’๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐’–๐’ˆ๐’– ๐’‰๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’†๐’†๐’š๐’‚๐’š ๐‘ด๐’‚๐’…๐’‚๐’™๐’˜๐’†๐’š๐’๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ฑ๐’‚๐’ƒ๐’–๐’–๐’•๐’Š ๐‘ฐ๐’”๐’Ž๐’‚๐’‚๐’„๐’Š๐’Š๐’ ๐‘ช๐’–๐’Ž๐’‚๐’“ ๐‘ฎ๐’†๐’†๐’๐’๐’†

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Tripoli uga qeybgalay dib u howlgelinta xarunta (CEN-SAD),

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Tripoli uga qeybgalay dib u howlgelinta xarunta (CEN-SAD),

April 11, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Tripoli kaga qayb-galay...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa magacowday Guddiga Farsamada ee wada-hadalka iyo dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed. Guddigan farsamo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In