Tuesday, September 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dadka ku nool deegaanka Xawaadley oo ka cabanaya biyo la’aan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Maamulka Galmudug oo ku baaqay in gurmad loo fidiyo dad ay biyo la’aan haysato
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka ka imaanaya Deegaanka Xawaadley oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in  Webiga Shabeelle uu biyaha ka guray, taasna ay dhibaato ku heyso dadka iyo duunyada oo markii hore ku noolaa biyaha Webiga, sida uu inoo xaqiijiyay mid ka mid ah dadka deegaanka oo la soo xiriiray Radio Muqdisho.

Mustaf Ceentow Cali oo ah goob jooge ku sugan deegaanka Xawaadle oo la haday Radio Muqdisho ayaa sheegay in dadka ay la soo daristay biyo la’aan, isla markaana ay codsanayaan in gurmad deg deg ah lala soo gaaro, maadaama uu biyo gursaday webiga Shabeelle.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

September 8, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania

September 7, 2026

“Webiga Shabeelle ayaan ku dhex socdaa, biyo la’aan ayaa jirta, webiga wuu gursaday, dadka iyo duunyada biyo la’aan ayaa saameysay, muddo labo isbuuc ayay arrintan ka jirtay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeelaha Hoose, waxaana codsaneynaa in gurmad dhinac waliba leh nala soo gaaro” ayuu yiri Mustaf.

Mustaf Ceentow Cali ayaa tilmaamay in dadku ay iminka biyo ka dhigtaan meelo qaar oo webiga ka tirsan oo ay ku hareen biyo wasaqeysan, taasi oo uu ku tilmaamay inay saameyn ku yeelatay dadka laga cabsi qabo inay ka qaadaan cudurka shuban biyoodka.

Previous Post

Kulan looga hadlayay horumarinta kalluumeysata oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post

Taliska booliiska gobolka Baay oo uga digay bulshada Baydhabo iney guryahooda ka kireeyaan Shabaab

Next Post
Taliska booliiska gobolka Baay oo uga digay bulshada Baydhabo iney guryahooda ka kireeyaan Shabaab

Taliska booliiska gobolka Baay oo uga digay bulshada Baydhabo iney guryahooda ka kireeyaan Shabaab

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

September 8, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Raji dayib Erdoğan, oo hore loogu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania

September 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

September 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

September 7, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In