Thursday, February 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Koofur galbeed oo UK ugu mahadcelisay taageerada Soomaaliya

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Maamulka Koonfur galbeed oo guddi u saaray Aaska Allaha u naxriistee  Xildhibaan Xaabsade
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasibaddan oo loogu mahadcelinayay dowladda UK oo lagu qabtay magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka qeybgalay sii hayaha xilka madaxweynaha dowlad goboleedka koofur galbeed Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed, saraakiil ka tirsan ciidanka qalabka Soomaaliya,mas’uul ka tirsan dowladda Britain iyo mas’uuliyiin kale.

U jeedada munaasibadan ayaa lagu sheegay in dowladda UK loogu mahadceliyo taageerada ay siiso dowladda Soomaaliya gaar ahaan ciidanka qalabka sida ee dalka.

Related posts

Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS oo Qaar ka mid ah Ciidanka XDS ka saaray liiska Ciidannimada

Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS oo Qaar ka mid ah Ciidanka XDS ka saaray liiska Ciidannimada

February 12, 2026
Shirkii 5aad ee Madasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada ee Mashruuca SERP oo lagu soo gabagabeeyay Nairobi

Shirkii 5aad ee Madasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada ee Mashruuca SERP oo lagu soo gabagabeeyay Nairobi

February 12, 2026

Sarkaal ka tirsan dowladda Britain oo munaasibadda ka hadlay ayaa sheegay in dowladiisu ah had iyo jeer ku howlan tahay sidii taageero u siin laheyd ciidanka qalabka sida ee dowladda Soomaaliya, isagoo tilmaamay in UK ay ka go’an tahay in ay sii wado garab istaaga Soomaaliya.

Taliyaha qeybta 60 aad ee ciidanka xooga dalka Soomaaliya janaraal,Bile Aadan Ibraahim iyo taliyaha booliiska Ibraahim Macalim Kutub, ayaa si wadajir ah ugu mahadceliyay dowlada Ingiriiska maadaama ay qeyb ka qaadato tayaynta ciidanka qalabka sida Soomaaliya.

Sii-hayaha xilka madaxweynaha maamulka koofur galbeed Soomaaliya ahna wasiirka dhaqancelinta iyo hub-kadhigista maleeshiyaad mudane Xasan Xuseen Maxamed,  ayaa ciidanka qalabka sida ku booriyay in ay ka soo dhalaalaan kharashka faraha badan ee dowladda UK ay siiso ciidanka, isagoo dhankiisa mahad naq balaaran u jeediyay dowladda Ingiriiska.

Previous Post

Gabar bare ah oo Falastiini ah oo ku guuleysatay abaalmarinta macalimka caalamka

Next Post

Kulan dib u dhiska Shangaani looga hadlayay oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post
Kulan dib u dhiska Shangaani looga hadlayay oo Muqdisho lagu qabtay

Kulan dib u dhiska Shangaani looga hadlayay oo Muqdisho lagu qabtay

Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS oo Qaar ka mid ah Ciidanka XDS ka saaray liiska Ciidannimada

Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS oo Qaar ka mid ah Ciidanka XDS ka saaray liiska Ciidannimada

February 12, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED   Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay shacabka Soomaaliyeed la socodsiinaysaa in, kaddib baaritaanno iyo tallaabooyin anshaxeed oo...

Shirkii 5aad ee Madasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada ee Mashruuca SERP oo lagu soo gabagabeeyay Nairobi

Shirkii 5aad ee Madasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada ee Mashruuca SERP oo lagu soo gabagabeeyay Nairobi

February 12, 2026
0

Nairobi, Febraayo 12, 2026 — Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Nairobi loogu soo gabagabeeyay Shirkii 5aad ee Madasha Dowladda...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo soo xiray shirkii Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga AGA

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo soo xiray shirkii Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga AGA

February 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo xiray shirkii Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga (AGA), kaas...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray aqoon is-weydaarsiga xiriirka Hay’adaha dowladda

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray aqoon is-weydaarsiga xiriirka Hay’adaha dowladda

February 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa soo xiray aqoon isweydaarsi hal maalin ah oo ku saabsanaa Habraaca...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In