Thursday, April 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan dib u dhiska Shangaani looga hadlayay oo Muqdisho lagu qabtay

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Kulan dib u dhiska Shangaani looga hadlayay oo Muqdisho lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan maanta ay isugu yimaadeen odayaasha dhaqanka iyo maamulka degmada Shangaani ayaa waxaa looga hadlayay sidii guriyaha burbursan ee degmadaasi ku yaala dadkii isla lahaa dayactir iyo dib u dhis ugu sameyn lahaayeen ayaa lagu qabtay degmadaasi.

Qaar kamid ah ka qeybgaliyaasha kulanka ayaa goobta ka soo jeediyay sida ugu sahlan ee arintan loo wajahi karo,waxayna dadka guriyaha ku leh ee degmadaasi ugu baaqeen in ay dhistaan guriyahooda si loo soo celiyo bilicda degmada Shangaani ee gobolka Banaadir.

Related posts

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

April 30, 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah

April 30, 2026

Gudoomiyaha degmada Shangaani ee gobolka Banaadir Saciid C/qaadir Saciid,oo ka hadlay kulanka ayaa sheegay in muhiim tahay in dib u dhis lagu sameeyo dhamaan guriyaha ku yaala degmada, isagoo dadka qurbaha ku dhaqan oo guriyahooda ku yaalaan degmada in ay si dhaqso leh u yimaadaan isla markaana dib u dhisaan aqaladooda.

Kulankan ayaa qeyb ka ah qorshaha maamulka degmada Shangaani uu ku doonayo in ay ku soo celiyo bilicdii ay beri lahaan jirtay degmadaasi.

Previous Post

Koofur galbeed oo UK ugu mahadcelisay taageerada Soomaaliya

Next Post

Safaaradda oo ka hadashay dil wiil Soomaali ah loogu geystay Masar-Dhageyso

Next Post
Safaaradda oo ka hadashay dil wiil Soomaali ah loogu geystay Masar-Dhageyso

Safaaradda oo ka hadashay dil wiil Soomaali ah loogu geystay Masar-Dhageyso

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

April 30, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah

April 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Gaaray Johannesburg kadib Casuumaad uu ka helay Jaaliyadda Soomaaliyeed

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Gaaray Johannesburg kadib Casuumaad uu ka helay Jaaliyadda Soomaaliyeed

April 30, 2026
0

wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadara), ayaa gaaray magaalada...

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress

April 30, 2026
0

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa ka mid noqday 54 guddoomiye oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In