Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Warbaahinta qaranka oo xarun cusub ka furatay London”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Warbaahinta qaranka oo xarun cusub ka furatay London”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

 

Ra’isul wasaare ku xigeenka dawlada federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa xariga ka jaray xarun cusub oo warbaahinta qaranku ay ka furatay magalada london ee caasimada dalka ingriiska, inkasta oo warbaahinta qaranka xarumo hore ay ku lahayd dalkaasi ingiriiska ayaa xaruntani waxa ay noqonaysaa tii ugu balaarneyd ee warbaahinta Qaranku ay ku yeelato dalka dibadiisa waxaanay furitaanka xaruntani qayb ka tahay dadaalada lagu balaarinayo xarumaha warbaahinta qaranku ay ku leedahay daafaha caalamka .

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

ugu horeyn waxaa xaruntan iyo qaabka ay u shaqayn doonto uga warbixiyey masuuliyiinta ka socotay  dawlada soomaaliya agaasimaha warbaahinta qaranka ee dalkan ingriiska Faadumo Faandhe Cali iyadoo sidoo kalana mahadnaq u dirtay guud ahaan masuuliyiinta wasaaradda warfaafinta
Soomaaliya .

dhanka kale munaasabadani waxaa goob joog ka ahaa xubno matalayey qaybaha kala duwan ee jaaliyada soomaaliyeed ee ku nool dalkan ingriiska kuwaasi oo dhamaantood si diiran u soo dhaweeyey xaruntan warbaahinta qaranku ay ka furatay magaalada London iyagoo balan qaaday inay la shaqayn doonaan.

gabo gabadii munaasabadani ayaa waxaa hadalo kooban oo isuugu jiray hambalyo iyo dhiirigalin kasoo jeediyey Ra’isul wasaare ku xigeenka dawlada soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte iyo wasiiru dawlaha xafiiska Ra’isul wasaaraha mudane Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi, waxaana munaasabdan ay ku soo dhamaatay jawi farxad leh .

IMG_0080 IMG_0085 IMG_0103 IMG_0113 IMG_0137 IMG_0141 IMG_0145 IMG_0154 IMG_0158 IMG_0167 IMG_0168 IMG_0178 IMG_0182 IMG_0191

Sawir Qaade:-Abdirahman Omar Abdi ( Abdirahman Somali )

Previous Post

NUSOJ oo qilaafkii ka jiray la dhammeeyay“Sawirro”

Next Post

Dhageyso warka duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka duhurnimo ee Radio Muqdisho

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In