Thursday, June 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo nairoobi kula kulmay Agaasimaha Wakaaladda wararka Shiinaha ee Shinwa+SAWIRRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Agaasimaha Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo nairoobi kula kulmay Agaasimaha Wakaaladda wararka Shiinaha ee Shinwa+SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha wakalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo Maanta Booqday Xarunta ay wakaalada Wararka Shiinaha ee Shinwa ay ku leedahay Magaalada Nairobi.

Agaasimaha wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA Cabdiraxmaan Yuusuf Shiikh Al-Cadaala ayaa Maanta Booqday Xarunta ugu weyn wakaalada Wararka Shiinaha ee Shinwa ee qaaradda Afrika,taasi oo ku taala Magaalada Nairobi.

Related posts

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026

Agaasimaha ayaa waxaa xarunta wakaalada wararka Shiinaha ee Shinwa ku soo dhaweeyay agaasimaha guud ee wakaalada Mr Yuwan,waxana lagu soo wareejiyay qeybaha ay ka koobantahay xaruntasi.

Agaasimaha Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa kala hadlay mas’uuliyiinta wakaalada Wararka Shiimaha ee Shinwa sidii ay uga taageeri lahaayeen dhanka kor u qaadida xirfadda shaqaalaha Wakaalada iyo qalabkaba.

Agaasimayaasha Labada Wakaaladood ayaa isku af gartay ka shaqeynta Bandhig lagu soo badndhigayo Sawirada sida ay caasimadda Muqdisho ahayd Xiligii Nabada iyo sida ay noqotay ka dib burburkii,kuwasi oo ku jira Keydka wakaalada wakaalada wararka Shiinaha ee Shinwa.

Agaasimaha guud ee wakaalada wararka shiinaha ee Afrika Mr Yuwan ayaa sheegay in uu rajeynayo in uu kori doono oo uu xogeysan doono xiriirka u dhaxeeyo Labada Wakaaladod, isagoo nabad iyo barwaaqo u rajeeyay shacabka Soomaaliyeed.

Agaasimaha Wakaalada wararka Soomaalieed ee SONNA Cabdiraxmaan Yuusuf Shiikh Al-Cadaala ayaa sheegay in uu agaasimaha guud ee Wakaalada wararka Shiinaha ee afrika  uu kala hadlay sidii ay wada shaqeyn u dhax mari lahayd labada wakaaladood iyo sidii ay xogta isku dhaafsan lahaayen.

Agaasime Cadaala ayaa sheegay in uu ka codsaday Mas’uuliyiinta wakaalada wararka Shiinaha ee Shinwa sidii ay shaqalaha wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA ugu taageeri lahaayen dhanka kor u qaadida xirfadooda iyo dhanka qalabkaba.

Waa Markii ugu Horeeyay ee agaasimaha wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA Cabdiiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala uu booqdo xarunta ugu weyn ee wakaalada Wararka Shiinaha ee Shinwa ee qaarada Afrika,taasi fadhigeedi yahay Magaalada Nairobi.

IMG_5155 IMG_5157 IMG_5160 IMG_5161 IMG_5170 IMG_5178 IMG_5180 IMG_5185 IMG_5195 IMG_5203 IMG_5208 IMG_5232 IMG_5242 IMG_5246 IMG_5250 IMG_5259 IMG_5270 IMG_5272 IMG_5288

Previous Post

DAAWO:- Barnaamijka Kulanka Todobaadka Radio Muqdisho Iyo SNTV

Next Post

Al-Shabaab oo dad rayid ah ku dhishay deegaanka Buurgaabo

Next Post
Al-Shabaab oo dad rayid ah ku dhishay deegaanka Buurgaabo

Al-Shabaab oo dad rayid ah ku dhishay deegaanka Buurgaabo

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay deegaannada Masaajid...

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In