Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Baay oo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha danta guud

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Baay oo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha danta guud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Gobolka Baay Mudane Cabdirashiid Cabdullahi Maxamed ayaa sheegay in shanta degmo ee gobolka loo diyaariyay ciidamado gaar ah oo ka shaqeeya amniga, kuwaasi oo uu tilmaamay in dhawaan ay howlgeli doonaan.

Mudane Cabdirashiid Cabdullahi Maxamed oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa tilmaamay in dhawaan tababbaro loo soo xiray cutubyo ka tirsan ciidanka daraawiishta, kuwaasi oo uu xusay in ka qeyb qaadan doonaan howlgallada degmooyinka qaar looga sifenayo Al-Shabaab.

Related posts

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026

Gudoomiyaha Gobolka Baay waxa uuย  sheegay in Gobolka laga dareemayo horumar balaaran oo dhanka arrimaha bulshada ah, waxaana uu Tilmaamay in dhawaan ay bilaabeen dhismaha waddo muhiim ah oo bartamaha magaaalada Baydhabo ku taallo, isagoo ku baaqay in laga qeyb qaato dib u dhiska xarumaha danta guud iyo waddooyinka magaalada.

Guddoomiyaha Gobolka Baay Cabdirashiid C/llaahi Maxamed oo howlo shaqo u jooga magaalada Muqdisho ayaa tilmaamay in shirka dhawaan lagu qabtay Muqdisho ee looga hadlayay dhismaha dowladaha Hoose ay soo dhaweynayaan, isla markaana ay ka goโ€™antahay inay hirgeliyaan qodobada shirka ka soo baxay.

DSC01231 DSC01237

Previous Post

Weeraro Qaraxyo ah oo ka Dhacay Brussels

Next Post

Barnaamij Loga Dodayay Hirgalinta Xeerka Saxaafada Soomaaliya Oo Nairobi Lagu Qabtay”Sawirro”

Next Post
Barnaamij Loga Dodayay Hirgalinta Xeerka Saxaafada Soomaaliya Oo Nairobi Lagu Qabtay”Sawirro”

Barnaamij Loga Dodayay Hirgalinta Xeerka Saxaafada Soomaaliya Oo Nairobi Lagu Qabtay"Sawirro"

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Baniโ€™aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICAโ€™S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICAโ€™S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐Ÿ๐š๐œ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In