Tuesday, August 19, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Q.M Oo Waqtiga Shaqada U Kordhisay Xafiiska UNSOM

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
March 25, 2016
in Wararka
0
Q.M Oo Waqtiga Shaqada U Kordhisay Xafiiska UNSOM
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xubnaha golaha ammaanka ee Q,M ayaa waqtiga u kordhiyay xafiiska Q,M ee Soomaaliya ee UNSOM ee arrimaha siyaasadda iyo amaankaba ka shaqeeya.

Xubnaha 15 ah ee golaha amaanka ayaa meel mariyay qaraar waqti kordhin ah oo loo sameeyay xafiiska UNSOM waxaana la gaarsiiyay illaa iyo bisha March 31-keeda ee sanadka dambe ee 2017.

Related posts

Raโ€™iisul wasaare ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐šโ€ ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š-๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐ญ๐š๐ง๐ค๐ฎ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐ฎ๐ฎ ๐ง๐จ๐ช๐จ๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐š ๐ฌ๐ข๐Ÿ๐จ ๐ฌ๐š๐ฅ๐๐ก๐ข๐  ๐ฎ ๐ง๐จ๐ช๐จ๐ญ๐š uu ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐šโ€

August 19, 2025
Wasiir Fiqiโ€ Kuwa u baahan dhiirigelinta waa Bulshada, idinkuna waxaa tihiin geesiyaal,โ€

War ka soo baxay xarunta Q,M ayaa waxaa lagu sheegay in maadaama la arkay shaqada uu xafiiska hayo ee ay ka mid yihiin diyaarinta doorashooyin madax bananaan oo Soomaaliya ka dhaca sanadkaan iyo marka la gaaro 2020,ka.

Qaraarkaan xafiiska UNSOMย  waqtiga loogu kordhiyay waxaa sidoo kale lagu sheegay in Q,M ay ka shaqaynayso oo ay xooga saarayso sidii ay doorasho Soomaaliya uga dhici laheyd dabayaaqada sanadkaan 2016 taasoo ay isla meel dhigeen qaabkii ay u dhici laheyd kaaliyaha xogโ€™hayaha guud ee Q,M u qaabilsan arrimaha siyaasadda Jeffrey Feltman iyo wakiilka Q,M u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating, oo bishii hore Muqdisho kula kulmay M/weynaha iyo gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

Previous Post

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Abaalmairino Lagu doonsiiyey Shaqsiyaad iyo Heyโ€™ado Loo Aqoonsaday Tusaalaha Dhanka Horumarka Bulshada Soomaaliyeed ee 2016 + SAWIROย 

Next Post
Abaalmairino Lagu doonsiiyey Shaqsiyaad iyo Heyโ€™ado Loo Aqoonsaday Tusaalaha Dhanka Horumarka Bulshada Soomaaliyeed ee 2016 + SAWIROย 

Abaalmairino Lagu doonsiiyey Shaqsiyaad iyo Heyโ€™ado Loo Aqoonsaday Tusaalaha Dhanka Horumarka Bulshada Soomaaliyeed ee 2016 + SAWIROย 

Raโ€™iisul wasaare ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐šโ€ ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š-๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐ญ๐š๐ง๐ค๐ฎ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐ฎ๐ฎ ๐ง๐จ๐ช๐จ๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐š ๐ฌ๐ข๐Ÿ๐จ ๐ฌ๐š๐ฅ๐๐ก๐ข๐  ๐ฎ ๐ง๐จ๐ช๐จ๐ญ๐š uu ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐šโ€

Raโ€™iisul wasaare ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐šโ€ ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š-๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐ญ๐š๐ง๐ค๐ฎ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐ฎ๐ฎ ๐ง๐จ๐ช๐จ๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐š ๐ฌ๐ข๐Ÿ๐จ ๐ฌ๐š๐ฅ๐๐ก๐ข๐  ๐ฎ ๐ง๐จ๐ช๐จ๐ญ๐š uu ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐šโ€

August 19, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ku guda jira barnaamijka la-xisaabtanka Xukuumaddiisa, ayaa maanta suโ€™aallo...

Wasiir Fiqiโ€ Kuwa u baahan dhiirigelinta waa Bulshada, idinkuna waxaa tihiin geesiyaal,โ€

Wasiir Fiqiโ€ Kuwa u baahan dhiirigelinta waa Bulshada, idinkuna waxaa tihiin geesiyaal,โ€

August 19, 2025
0

Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Amb. Ahmed Macallin Fiqi oo kormeeray furimaha dagaalka ka dhanka Khawaarijta ee gobolka Shabeellaha Dhexe...

Ciidanka Kumandooska Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 18 ka tirsan Argagixisadda Al-shabaab.

Ciidanka gaarka ah ee Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay degmada Awdheegle.

August 19, 2025
0

Ciidamada Gaarka ah ee Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degmada Awdheegle...

Hayโ€™adda SoDMA oo soo saartay wargelin muhiim ah

August 18, 2025
0

Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ee (SoDMA), ayaa raadinaysaa shirkado dhismo oo ka qeyb qaata dhismaha Xarunta Hawlaha gurmadka Degdeg ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In