Wednesday, July 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorashada Hogaanka NUSOJ oo la shaaciyay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Doorashada Hogaanka NUSOJ oo la shaaciyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddomiye ku-xigeenka guddiga badbaadinta suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ Ismaaciil Sheekh Khaliif ayaa shirkaan jaraa`id oo uu saxafada ugu qabtey maqaalada Muqdisho waxa uu kaga dhawaaqey in 20ka bishaan lagu qaban doono Muqdisho, shirweyne looga hadlayo aayaha Wariyeyaasha Soomaaliyeed, laguna dooran doono hogaanka cusub ee NUSOJ,  kaaso ay ka qeyb gale doonan Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta iyo bahda Warbaahinta.

Ismaaciil Sheekh Khaliif oo ah guddomiye ku-xigeenka guddiga ayaa sheegay in shirkaas uu furey yahay dhamaan wariyeyaasha Soomaaliyeed, balse aysan jirin iney cida gaar ah ay waddo.

Related posts

Wasiir Fiqi” Waxaa jira mas’uuliyiin magac dilka dalka, Dowlado shisheeye lacago uga soo qaatay”,

Dowladda oo faahfaahin ka bixisay duqeymo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta

July 29, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Shir Muhiim Ah Uga Qeybgalay Dalka Uganda

Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Shir Muhiim Ah Uga Qeybgalay Dalka Uganda

July 29, 2026

Guddiga badbaadinta suxufiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa ku guleystay iney xal ka garaan khilaafkii uu dhexeyay dhincaydii isku hayay hogaanka Ururka Suxufiyiinta Qaranka ee NUSOJ, waxaana 20-ka bishan lagu madlanyahay in la qabto doorasho ku saabsan cidda qabaneyso xilka hogaanka NUSOJ.

DSC00472 DSC00474 DSC00476 DSC00477 DSC00479 DSC00480 DSC00481

Sawir qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Dowladda oo hal milyan oo doolar ku wareejisay guddiga gurmadka abaaraha ee dalka

Next Post

Guddiga gurmadka abaaraha oo lagu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa

Next Post
Guddiga gurmadka abaaraha oo lagu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa

Guddiga gurmadka abaaraha oo lagu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa

Wasiir Fiqi” Waxaa jira mas’uuliyiin magac dilka dalka, Dowlado shisheeye lacago uga soo qaatay”,

Dowladda oo faahfaahin ka bixisay duqeymo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta

July 29, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Shir Muhiim Ah Uga Qeybgalay Dalka Uganda

Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Shir Muhiim Ah Uga Qeybgalay Dalka Uganda

July 29, 2026
0

Waxaa maanta magaalada Kampala si rasmi ah uga furmay shirka taliyeyaasha ciidamada dalalka ciidamada ku deeqay Hawlgalka Midowga Afrika ee...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Federal Republic of Somalia Condemns the Desecration of Al-Aqsa Mosque

July 29, 2026
0

The Federal Republic of Somalia condemns in the strongest possible terms the storming of Al-Aqsa Mosque by an Israeli official...

Wasiirka  Arrimaha Dibadda XFS oo Kulan La Qaatay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Kulan La Qaatay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika

July 29, 2026
0

Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In