Thursday, July 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maryamo Abuukar Jimcaale oo caafimaad dibadda ah loo qaaday

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Maryamo  Abuukar Jimcaale oo caafimaad dibadda ah loo qaaday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maryamo  Abuukar Jimcaale  oo ah gabar Soomaaliyeed oo ku xanuunsaneysay magaalada Muqdisho  muddo 6 sano  ah  isla markaana xaaladeeda caafimaad wax looga qaban waayay gudaha dalka ayaa maanta  loo qaaday  dalka Turkiga, si xaaladeeda cafimaad  wax looga  qabta, iyadoo ay qarashaadka  ku baxayana ay  iska soo aruuriyeen  bulshada Soomaaliyeed qeybaheeda kala duwan, kuwaasoo ka damqaday xanuunka gabadhaasi yar haya.

Hooyo Naciima Cisman Tifow  oo ah hooyada dhashay gabadhaasi xanuunsaneysa ayaa  u mahadcelisay dadkii ka qeyb qaatay  gargaarka caafimaad ee  gabadheeda, iyadoo Alle ka bariday in uu caafimaad siiyo.

Related posts

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

July 30, 2026
Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

July 30, 2026

Axmed Abshir Geeddi oo ka mid ah dadka  soo aruurriyay  deeqaha  lacageed ayaa  umahadceliyay  dhammaan dadkii iska xilsaaray ka qeyb qaadashada xaaladda ganbadhan yar oo  xanuunsam

Maryamo Abuukar Jimcaale  oo ah gabadha xanuunsan isla markaana loo qaaday dalka Turkiga  ayaa u mahadcelisay dadki ka qeyb qaatay  gargaarka caafimaad ee dibada ah ee loo sameeyay.

Arrintan ayaa timid kaddib markii Warbaahitna Qaranka  uu xilweyn iska saaray baahinta xaalada  caafimaad darro ee haysata gabdhaasi yar, taasoo  keentay in dad badan ay gurmad caafimaad u fidiyaan.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Cumar oo la hadlay Ardeyda Jaamacadda Bariga Afrika ee Garowe “SAWIRRO”

Next Post

Maxamed Bakistaan oo loo doortay xoghayaha guud ee ururka xiriirka shaqaalaha Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Next Post
Maxamed Bakistaan oo loo doortay xoghayaha guud ee ururka xiriirka shaqaalaha Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Maxamed Bakistaan oo loo doortay xoghayaha guud ee ururka xiriirka shaqaalaha Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

July 30, 2026
0

Bulshada Galmudug ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta doorashada isku sidkan ee golayaasha deegaanka iyo golaha wakiilada, taas oo ka...

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

July 30, 2026
0

Wasiirro ka tirsan Galmudug ayaa saaka safka lagalay kumanaan shacab ah oo ka codeynaya degmada Cadaado, iyagoo dooranaya golaha deegaanka...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo bogaadiyay sida nabdoon ee ay u socoto codbixinta

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo bogaadiyay sida nabdoon ee ay u socoto codbixinta

July 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo kormeer ku tegay goobaha ay ka socotay codbixinta doorashooyinka goleyaasha deegaanka...

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

July 29, 2026
0

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In