Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ee SNTV ayaa looga hadlay xaaladda abaaraha ka jira dalka, waxaana marti ku ahaa Sheekh Yuusuf Cali Ceynte iyo SHeekh Nuur Baaruud Gurxan oo labuda ka tirsan guddiga gurmadka abaaraha.
Sawir qaade Maxamed Cabdulaahi “Feereeysane”