Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

28 Qof oo ku dhimatay Dhulgariir ku dhuftay Dalka Ecuador

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
28 Qof oo ku dhimatay Dhulgariir ku dhuftay Dalka Ecuador
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhul gariir ayaa ka dhacay lix gobol oo ka mid ah dalka Ecuador iyadoo ay socdaan howlo loogu gurmanayo dadka ku waxyeeloobay basiibadaasi.

Madaxweyne ku xigeenka Ecuador ayaa sheegay in ugu yaraan 28 qof ay dhulgariirka ku dhinteen iyadoo Saraakiisha dowladda ee dalkaasi  ay tilmaameen in burbur lixaad leh uu geystay dhulgariirka.

Related posts

Munaasabad Lagu Soo Dhaweeyay Danjire Elyaas Barre Shiil oo Ka Dhacday Nairobi

Munaasabad Lagu Soo Dhaweeyay Danjire Elyaas Barre Shiil oo Ka Dhacday Nairobi

February 16, 2026
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Fulisay Dil Toogasho ah

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Fulisay Dil Toogasho ah

February 16, 2026

Dhulgariirka cabirkiisa ayaa lagu qiyaasay 7.8 wuxuuna ku dhuftay xeebaha dalka Ecuador,Xudunta dhul garirka ayaa ahyd dhanka xeebto oo uu dhow goob ay ku badanyihin dalxisayaasha, iyo kalluumeysatada.

Halka uu dhulgariiriku ka bilowday ayaa casimadda Quito u jirta 170-kilo-mitir waxa uuna socdaay muddo ku dhow 40-ilbiriqsi waxaana go’ay korontada qeybo ka mid ah caasimadda  iyo khadadka telefonada.

Xaruunta digninada dhulgarirka ee Pacif-ka ayaa horay uga digay mowjadaha dhulgarirka sunaami in ay ka dhici karaan xeebaha Ecuador.

Previous Post

Dowladda Ethiopia oo sheegtay in 140 qofood lagu dilay xadka ay la wadaagto South Sudan

Next Post

Ardayda Jaamacadda Galgaduud oo dooratey guddoomiye “SAWIRRO”

Next Post
Ardayda Jaamacadda Galgaduud oo dooratey guddoomiye “SAWIRRO”

Ardayda Jaamacadda Galgaduud oo dooratey guddoomiye “SAWIRRO”

Munaasabad Lagu Soo Dhaweeyay Danjire Elyaas Barre Shiil oo Ka Dhacday Nairobi

Munaasabad Lagu Soo Dhaweeyay Danjire Elyaas Barre Shiil oo Ka Dhacday Nairobi

February 16, 2026
0

Magaalada Nairobi ayaa lagu qabtay munaasabad mahadnaq iyo soo dhaweyn isugu jirta oo loo sameeyay Danjire Elyaas Barre Shiil, kaddib...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Fulisay Dil Toogasho ah

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Fulisay Dil Toogasho ah

February 16, 2026
0

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay laba dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta Al Shabab.  ...

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

February 15, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ayaa caawa fiidkii dilay afar (4) dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, iyagoo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In