Friday, May 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaramada midoobay oo guddi u saaraysa musiibadii ka dhacday badda Madateriniyaanka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Qaramada midoobay oo guddi u saaraysa musiibadii ka dhacday badda Madateriniyaanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Haweeneey u hadashay laanta qaxootiga qaramada midoobay oo lagu magacaabo Ariane Rummery,ayaa sheegtay,in howsha baarista tirooyinka dadka la socday doonidii ku degtay badda Mediterranean-ka iyo tirada dadkii ku dhintay loo saaray guddi.

Mss;Rummery,oo ka hadashay shirka golaha ammaanka ee New York,ayaa intaa ku dartay inay arrintaasi daba galkeeda u saareen xubno soo baara qaabka ay wax u dhaceen, sababta keentay iney tiro intaa la’eg oo Soomaali u badan ay ku dhammaadaan biyaha u dhexeeya Masar iyo Talyaaniga.

Related posts

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026

May 1, 2026

Guddigani ayaa la faray inay gaaran dalka Greece si macluumaad dheeri ah oo ku saabsan musiibadii dhacay ay usoo helaan,waxanay la kulmi doonaan dadkii ka badbaaday shilakn,iyagoo sidoo kale xiriiro la samayn doono ilaha madaxa bannaan ee ku dhow xaqiiqada sida ay ku dhacya mashaqada aan gurmadka lahayn iyo baaxadda qasaaraha.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa beesha caalamka ku dhaliilay isku xilqaan la’aanta ku aaddan gacantii looga baahnaa ee ku aaddan gacan u fidinta dhallin yaradii Soomaaliyeed ee ku dhimmatay badda u dhexeysa Masar iyo Talyaaniga,isagoo ka codsaday in la sameyo baaris arrintaasi la xiriirta.

Bartamihii bishan ayay ahayd markii ay boqolaal tahriibayaal Soomaaliyeed ah oo u badan dhallin yaro ay ku geeriyoodeen biyaha u dhexeeya Masar iyo Talyaaniga,taasoo oo si weyn u gil gishay dhammaan bulshada Soomaaliyeed iyo beesha caalamka.

Previous Post

Ergeyga Midowga Afrika ee Soomaaliya oo la kulmay khabiir xuquuqda aadanaha ah

Next Post

Hoggaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo qabtay dhalinyaro Tahriib doonayay

Next Post
Gen. Gaafoow: “Midowga Yurub ayaa naga caawinaya dib u dhiska Immigration-ka”

Hoggaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo qabtay dhalinyaro Tahriib doonayay

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026   1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted a dinner...

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Somalia casho...

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

April 30, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah

April 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In