Heeskii wacad baa inoo yaal ciiddeyda wacaney wacadbaa inoo yaal,
waxa ay si gaar ah uga hadleysaa in dalkaaga meel kaaga fiican in aysan jirin.
Waxaa ku luqeynaya heeska Fannaanka Siciid Xassan Axmed (Siciid Toom)
Sanadkii 1981-kii ayeey ku soo biirtay qolka hadalka ee Radio Muqdisho
Eraya heeska waxaa ka mid ah sidaan soo socota.
Waxaad qaaya weyn iyo sharaf waarta leedahay waji lagugu ceesaa
Markaad wahabadaadiyo waddankaaga joogtee
Haddii kale wax yeeliyo wal wal iyo dhibaatiyo dillaad weheshaneysaa
Waana qaatay aniguye ciiddeyda wacaneey dhaaxaa
waana kuma noco oo waaqey kaama aan tago.
Halkan hoose ka Dhageyso heeska.