Saturday, June 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda ciidanka qalabka sida oo ka hadashay ilaalinta xuquuqda eedeysanaha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Dadkii ka dambeeyey weerarradii Baydhabo oo la xukumay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa sheegtay in maxkamaddu ay markale todobaadyada soo socda u fadhiisan doonto dadwac ciqaabeedka loo heysto eedeysanaal la xiriirinayo qaraxi diyaaradda Daalo.

Guddoomiyaha Maxkamadda darajada Koowaad ee ciidanka qalabka sida Gaashaanle dhexe Xasan Cali Shuute ayaa sheegay in dhawaan maxkamadda ay markale dib u fureyso kiiska la xiriira dadka loo heysto falkii lagu qarxiyay diyaaradda Daalo Airline.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray xarumaha lagu qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray xarumaha lagu qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare

June 20, 2026
Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS oo xilka la wareegay

Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS oo xilka la wareegay

June 20, 2026

“Isbuucii la soo dhaafay waxa ay maxkamadda bilowday dhageysta dadka loo heystay kiiskaasi, waxaana maxkamadda ay amar ku bixisay in la keeno caddeymo dheeraad ah, is loo gaaro go’aan cadaaladeed, marka isbuucyada soo socda ayaa markale la bilaabayaa dhageysta kiiskaas”ayuu yiri Guddoomiyaha Maxkamadda.

Gaashaanle dhexe Xasan Cali Shuute ayaa xusay xuquuqda maxkamadda ay siiso dadka lagu tuhmayo inay kiisas ku lug leeyihiin, waxana uu shaaciyay in maxkamadda ay markasta ilaalineyso xuquuqda eedeysanaha.

“Eedeysanaha waxa uu leeyahay xuquuq dastuuri ah, tan koowaad marka xoriyadda laga qaado oo la xiro, waxa uu xaq u leeyahay in uu qabsado qareen, haddii uusan awoodin waxaa u qabaneyso dowladda, eedeysanaha xuquuqda uu leeyahay waxaa ka mid ah in loo cadeeyo dambiga loo hesto, isna uu xaq u leeyahay in uu iska difaaco oo ay si isku mid ah uga hadlaan kiiska, isaga iyo qareenkiisa” ayuu hadalkiisa ku daray G/dhexe Xasan Cali Shuute.

Previous Post

R/wasaare ku xigeenka dalka oo soo xiray shirki dib eegista dastuurka “Sawirro”

Next Post

Al-shabaab iyo afduubka Caruurta la askareeyo+Warbixin Dhageyso

Next Post
Alshabaab oo u kala jabay Alqaacidda iyo Daacish

Al-shabaab iyo afduubka Caruurta la askareeyo+Warbixin Dhageyso

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray xarumaha lagu qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray xarumaha lagu qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare

June 20, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tegay qaar ka...

Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS oo xilka la wareegay

Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS oo xilka la wareegay

June 20, 2026
0

Wasiiru dowlaha wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS mudane Abuka Jeylaani Sheekh ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Agaasimaha Guud...

Xulka Qaranka Gabdhaha ee 17-sanno jirada oo dalka dib ugu soo laabtay

Xulka Qaranka Gabdhaha ee 17-sanno jirada oo dalka dib ugu soo laabtay

June 20, 2026
0

Waxaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay Gabdhaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano, kuwaas oo ka...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga Fasalka 12-aad ee dugsiga sare

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga Fasalka 12-aad ee dugsiga sare

June 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa saaka magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daahfuray Imtixaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In