Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Amniga oo magacaabay guddi ka soo talo bixiya tayaynta booliska

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad lagusoo gaba gabeynayay shirkii looga hadlayay tayeynta qaabdhsimeedka ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee ka socday magaalada Muqdisho 3-dii maalin ee lasoo dhaafay ayaa lagu qabtay kuliyadda tabbaarka ciidanka Booliska Jeneral Kaahiye, iyadoo halkaasi ay goobjoog ka ahaayeen Wasiirka Amniga gudaha Soomaaliya,Taliyaha Ciidanka Boolsika Soomaaliyeed iyo mas’uuliyiin ka kala socday Wasaaradaha Amniga Maamul Goboleedyada, mas’uuliyiin ka socday gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan iyo khubaro dhanka sharciga ah.

Intii uu shirka socday ayaa waxaa le’isku raacay in Boolsika Heer Qaran iyo kuwa maamul goboleedyada ay si dhow u wada shaqeeyaan, iyadoo Wasiirka amniguna uu magacaabay Guddi arintaasi ka shaqeyn doona.

Related posts

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeya Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inay wdaaan dadaallo dib u habeyn loogu sameynayo ciidanka Booliska, isla markaana kor loogu qaadayo tababbarada Booliska la siinayo.

Wasiirka Amniga gudaha Somaaaliya mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa halkaasi ka sheegay in guddiga uu magacaabay ay ka kooban yihiin Wasaaradda Amniga Federaalka, xubno ka socda Maamul Goboleedyada iyo Sharciyaqaano, isagoo xusay in looga fadhiyo inay ka soo tala bixiyaan howlaha Booliska.

Previous Post

 Guddoomiyaha Ururka suxufiyiinta Gobalka Mudug oo la doortay “SAWIRRO”

Next Post

Tartanki ciyaaraha ardayda dugsiyada Jeneraal Daa’uud oo la soo gebagebeeyay “Sawirro+Video”

Next Post
Tartanki ciyaaraha ardayda dugsiyada Jeneraal Daa’uud oo la soo gebagebeeyay “Sawirro+Video”

Tartanki ciyaaraha ardayda dugsiyada Jeneraal Daa'uud oo la soo gebagebeeyay "Sawirro+Video"

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026
0

Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo ololka uu saameeyay goobo ganacsi oo ku...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

July 21, 2026
0

Wada-shaqeynta dhow ee u dhexeysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaamiyo Wasiir Maxamed Cabduqaadir Cali,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In