Thursday, February 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjiraha Turkiga oo qalab isboorts guddoonsiiyay wasaaradda Dhallinyarada iyo ciyaaraha “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Danjiraha Turkiga oo qalab isboorts guddoonsiiyay wasaaradda Dhallinyarada iyo ciyaaraha “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya ayaa maanta qalab ispots guddoonsiiyay wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya.

Qalabkaasi isboorti oo ay bixiyeen shirkadda diyaaradaha ee Turkish Airweys iyo naadiga Fanarbaaj oo ka mid ah kooxaha isboortiga ee ka dhisan dalka Turkiga, iyadoo danjiraha Turkiga u qaabilsan Soomaliya uu deeqdaasi guddoonsiiyay  wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Soomaliya.

Related posts

Madaxweyne Xasan oo Hay’adaha dowladda faray in shaqadooda ugu badan ay u weeciyaan gurmadka abaaraha

Madaxweyne Xasan oo Hay’adaha dowladda faray in shaqadooda ugu badan ay u weeciyaan gurmadka abaaraha

February 4, 2026
Wasaaradda Qoyska XFS  oo u hambalyeeysay hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Wasaaradda Qoyska XFS oo u hambalyeeysay hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

February 4, 2026

Danjiraha dowladda Turkiga Olgan Bakar ayaa munaasabaddi uu deeqdaasi ku wareejinayay ka sheegay in ay Soomaaliya imanayaan naadiyo isboorti oo ka dhisan Dalka Turkiga si ay ula ciyaraan  naadiyada ka dhisan dalka.

“Waxaan rajaynaynaa in ay Soomaliya yimadaan naadiyo ka dhisan dalkeena si ay ula ciyaraan ciyaartooyda Soomalida ciyaaro Saxiibtinimo waxaana rajaynaa in ay guul naqon doonto, waa tusaale wanaagsan qalabkaan waana howl biloow ah waxaana iskashaday naadi ka mida kuwa ka ciyaara Turkiga iyo shirkada Turkish Airweys“ ayuu yiri danjire Olgan Bakar.

Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Maxamed Cabdulaahi Xasan Ayaa soo dhaweyay agabkaan isagoona uga mahadceliyay Dowladda Turkiga tageerada ay u fidiyaan ummadda Soomaaliyeed.

“Waad ku mahadsan tihiin deeqdaan aad na soo garsiiseen waxaan inaguna gaarsiin doonna gobolada dalka si ay ugu fududeeyso ciyarahooda, dhawaan waxaan qabanaynaa ciyaarihii gobollada oo ay ugu horayso Gaalkacyo  ciyaar lagu qabanayo oo u dhaxaysaa Gobollada Nugaal iyo Galgaduud, oo ah goobtii dhawaan ay wax ka dhaceen taas waxa ay sahlaysaa in isbootiga uu nabadda ka qayb qaato  waana arrin wanaagsan kadibna waxaa xigi doono ciyaaraha gobollada kale” ayuu yiri wasiirka Dhallinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya.

Turkiga oo qaybo badan oo dhanka horumarka ah ka cawiyay Soomaaliya ayaa hadda wado dadaallo lagu horumarinayo isboortiga dalka,waxana dhawaan bilaban doono dhismayaasha garoomo laga hir galin doono Gobollada iyo caasimadda dalka.

13077392_812696218862022_1716088189_n 13081911_812695825528728_989701375_n 13084169_812696082195369_1977241069_n 13090056_812695692195408_1967362767_n 13090172_812695538862090_1190869665_n 13090520_812695912195386_841409106_n 13101459_812696265528684_453977283_n 13101556_812696138862030_2133060018_n 13140795_812696232195354_1894857279_n

Previous Post

Daawo Sawirrada Tahriibayaal laga soo badbaadiyay Badda cas

Next Post

WAAYO WAAYO Dhageyso:-Suugaanta Shaqaalaha “Xulka Keydka Radio Muqdisho”

Next Post
Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

WAAYO WAAYO Dhageyso:-Suugaanta Shaqaalaha "Xulka Keydka Radio Muqdisho"

Madaxweyne Xasan oo Hay’adaha dowladda faray in shaqadooda ugu badan ay u weeciyaan gurmadka abaaraha

Madaxweyne Xasan oo Hay’adaha dowladda faray in shaqadooda ugu badan ay u weeciyaan gurmadka abaaraha

February 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday Xarunta gurmadka degdeg ah ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka,...

Wasaaradda Qoyska XFS  oo u hambalyeeysay hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Wasaaradda Qoyska XFS oo u hambalyeeysay hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

February 4, 2026
0

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka waxay bogaadinaysaa doorashada gudoonka Guddiga ee ay maanta Sameeyeen xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo la kulmay mas’uuliyiin ka socday NIS Foundation

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo la kulmay mas’uuliyiin ka socday NIS Foundation

February 4, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa xarunta Wasaaradda kula kulmay...

Danjire Yuusuf Jeego oo ka qeybgalay kulan muhiim ah

Danjire Yuusuf Jeego oo ka qeybgalay kulan muhiim ah

February 4, 2026
0

Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Aljeeriya Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego) ayaa ka qeyb galay kulan ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In